“SSC” Is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together

“SSC” Is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together

Jan 25, 2012

Like many nations in Africa, Somalia has endured the legacy of the foreign expedition of greed throughout the continent. After the Berlin Conference 1884, Western European powers sought to divide Somaliland... Sii Akhri »

Warar

Ethopia Oo Sharuud Ku Xirtay Ka Soo Bixitaanka Somaliya :

Ethopia Oo Sharuud Ku Xirtay Ka Soo Bixitaanka Somaliya :

- Jan 28, 2012
  Raisul wasaraha dalka ethopia Meles zanawi ayaa saxafada u sheegay ka soo bixitaanka ciidamadiisa dalka somaliya in ay macquul tahay markii la keeno ciidamo dheraarad ah ee Amisom. Meles...  Sii Akhri »

Maxakamad Ku Taal Magaalada Hamburg Ee Dalka Jarmalka oo Xukuntay Burcad Badeed Somaali Ah

Maxakamad Ku Taal Magaalada Hamburg Ee Dalka Jarmalka oo Xukuntay Burcad Badeed Somaali Ah

- Jan 27, 2012
                                                                                                                                                                                                                                 ...  Sii Akhri »

Xildhibaan Baarlamaanka Puntland ka tirsanaa oo caawa Baargaal lagu diley

Xildhibaan Baarlamaanka Puntland ka tirsanaa oo caawa Baargaal lagu diley

- Jan 27, 2012
                                                                                                                                                                                                                                                         ...  Sii Akhri »

KISMAAYO: Xaflad lagu maamuusayey Doorashada Nabadoonka Guud ee Beesha Ciise Maxamuud oo ka dhacday Magaalada Kismaayo

KISMAAYO: Xaflad lagu maamuusayey Doorashada Nabadoonka Guud ee Beesha Ciise Maxamuud oo ka dhacday Magaalada Kismaayo

- Jan 27, 2012
Xaflad aad u ballaaran oo ay  isugu yimaadeen Nabadoonada deegaanada Jubbooyinka,  waxgaradka, Cuqaasha deegaanka,  Maamulka Walaayada Kismaayo ayaa ka dhacday  Hotel Kismaayo oo ku yaal...  Sii Akhri »

17- Soomaali muhaajiriin oo ka mid ah dad la waysanaa oo Libiya lagu aasay

17- Soomaali muhaajiriin oo ka mid ah dad la waysanaa oo Libiya lagu aasay

- Jan 26, 2012
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Libiya iyo Guddi Jaaliyadda Soomaaliyeed ka tirsan ayaa waxa ay ku guuleysteen in ay dugaan 17 qof oo ay badda Libiya soo caarisay iyaga oo meyd ah kadib markii...  Sii Akhri »

BUUHOOLE: Dagaal ka curtay duleedka Buuhoodle

BUUHOOLE: Dagaal ka curtay duleedka Buuhoodle

- Jan 26, 2012
Buuhoodle: (pp)- Dagaal ay isaga soo horjeedaan dadka deegaanka iyo ciidamo taageersan maamulka Somaliland ayaa dib uga curtay duleedka magaalada Buuhoodle, iyadoo la sheegayo in dagaalkaas...  Sii Akhri »

MUQDISHO: Jerry John Rawlings oo booqday Magaalada Muqdisho

MUQDISHO: Jerry John Rawlings oo booqday Magaalada Muqdisho

- Jan 25, 2012
Muqdisho: (pp)- Ergayga gaarka ah ee midowga Afrika Jerry John Rawlings iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka degay magaalada Muqdisho, iyaggoo kula kulmay magaalada Muqdisho masuuliyiin ay...  Sii Akhri »

Navy Seals Kumandoos oo xoog kusoo furatay laba ruux, 9 nin oo soomali ah kudishay Cadaado

Navy Seals Kumandoos oo xoog kusoo furatay laba ruux, 9 nin oo soomali ah kudishay Cadaado

- Jan 25, 2012
codkawaamo/ Phoenix, Aizona/Muqdisho/AfP/Reuters/Itar tas/Fox N Ciidamada kumandoosta maraykanka ( team 6 ) ayaa xalay saq dhexe kuqaaday weerar lama filaan ah degmada Cadaado, waxay tirada ciidamadaasu...  Sii Akhri »

Xafiiska Siyaasadda Q.M oo maanta si rasmi ah looga furay Muqdisho

Xafiiska Siyaasadda Q.M oo maanta si rasmi ah looga furay Muqdisho

- Jan 24, 2012
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay uuna hoggaaminayay Ambasadoor Augustine Mahiiga ayaa maanta waxa uu soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana si wayn ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha mas’uuliyiin...  Sii Akhri »

Somalia oil exploration: Drilling begins in Puntland

Somalia oil exploration: Drilling begins in Puntland

- Jan 24, 2012
Oil exploration has begun in the arid north-east of Somalia, which has been wracked by civil war for two decades.The Canadian firm Africa Oil behind the project said its two wells are the first...  Sii Akhri »

Jaaliyadda Soomaalida ee Gobalka Arizona oo yeeshay kulan looga hadlay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii lasoo dhaafay (SAWIRRO)

Jaaliyadda Soomaalida ee Gobalka Arizona oo yeeshay kulan looga hadlay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii lasoo dhaafay (SAWIRRO)

- Jan 23, 2012
     Isniin, January 23, 2012(HOL): Munaasabad si weyn loo soo agaasimay, laguna maamuusayey waxyaabihii sanadkii la soo dhaafay u qabsoomay Jaaliyadda Soomaalida ee Gobalka Arizona...  Sii Akhri »

Waxaa Dib Xoriyadiisa U Helay Ninkii Mareykanka Ahaa Oo Lagu Afduubtay Gaalkacyo :

Waxaa Dib Xoriyadiisa U Helay Ninkii Mareykanka Ahaa Oo Lagu Afduubtay Gaalkacyo :

- Jan 23, 2012
Waxaa dib xoriyadiisa u helay maanta in la sii daayo wariyihii mareykanka ahaa Michael Scott Moore oo dhawaan laga afduubay koofurta magaalad Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug.Wararka Naga Soo gaaro...  Sii Akhri »

GAROOWE : Jaamacaddaha PSU iyo KIU oo hehiis wadagalay (Sawiro)

GAROOWE : Jaamacaddaha PSU iyo KIU oo hehiis wadagalay (Sawiro)

- Jan 23, 2012
Garoowe:-Jaamacadda Puntland State University PSU ayaa heshiis ku saabsan Ardayda Jaamacadda dhamaysta ee qaata Bajularka ay Mastarka ku qaataan Jaamacada Kampala International University KIU...  Sii Akhri »

Malawian President tells women to wear what they want

Malawian President tells women to wear what they want

- Jan 22, 2012
Malawian President Bingu wa Mutharika on Thursday came out to condemn the recent attacks on women by vendors. (Read: Berserk Malawi vendors strip women naked) He gave a 15 minute national...  Sii Akhri »

Wasiirka Qorsheynta: “Maamul Cusub ayaan ka hirgelineynaa gobolka Hiiraan”

Wasiirka Qorsheynta: “Maamul Cusub ayaan ka hirgelineynaa gobolka Hiiraan”

- Jan 22, 2012
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka qorsheynta Qaranka iyo xiriirka caalamiga ah oo maanta u ambabaxay magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo dhaweeyay xarunta gobolkaasi. Mudane...  Sii Akhri »

Muqdisho:-“Wallaahi Suma Walaahi, Suma Walaahi hadii aad ka bixi weysaan Iskuulada aad dagantihiin ee sharci darada ah, gobolada dalka ee u baahan mashaariicda ayaan geyn doonaa fursadaana waad qasaari doontaan

Muqdisho(codkawaamo)-Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa digniin u diray shacabka Soomaaliyeed ee degan dhismayaasha Dowladda KMG. Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda...  Sii Akhri »

Xiddigaha  kubada cagta Arizona oo isreebreebkii u bilaawday

Xiddigaha kubada cagta Arizona oo isreebreebkii u bilaawday

- Jan 22, 2012
Codkawaamo/Phoenix, Arizona, USA Xiddigaha kubada cagta Arizona ee Soomaaliyeed (Az Stars) yaa maanta kaguuleystay  SC. soundpack 7-0. waxaa goolasha furay Cabdullahi kongo laacibka khadka...  Sii Akhri »

Gudoomiyihii hore ee barlamaanka Aqalka Cad oo ka tirsan xisbiga jamhuuriga Newt Gingrich ayaa ku guulaystay Gobolka South Carolina ee Wadanka maraykanka

Gudoomiyihii hore ee barlamaanka Aqalka Cad oo ka tirsan xisbiga jamhuuriga Newt Gingrich ayaa ku guulaystay Gobolka South Carolina ee Wadanka maraykanka

- Jan 22, 2012
                                                                                                                                                                                                                                                                                              ...  Sii Akhri »

Injineer Mareykan ah oo laga afduubtay Gaalkacyo

Injineer Mareykan ah oo laga afduubtay Gaalkacyo

- Jan 22, 2012
Galkacyo Sabti 21 January 2012 (SONNA) – Wararka laga helaayo deegaanka Hobyo oo qiyaastii 250km koofur bari kaga began magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay halkaasi ka afduubteen...  Sii Akhri »

Dagaal dib uga qarxay meel ku dhow degmada Buuhoodle

Dagaal dib uga qarxay meel ku dhow degmada Buuhoodle

- Jan 22, 2012
  Waxaa dagaal aad u kharaar uu mar sadexaad ka bilowday meel qiyaastii u jirta 30KM degmada Buuhoodle oo ah magaalada madaxda gobolka cayn dagaalkas oo u dhexayya ciidamada deegaanka iyo askarta...  Sii Akhri »

Kenya’s Military Says Somalia Incursion Reaches Halfway Point

Kenya’s Military Says Somalia Incursion Reaches Halfway Point

- Jan 21, 2012
Kenya’s military said its battle to crush an al Qaeda-linked insurgency in southern Somalia has reached the halfway mark and said its forces struck several command centers and logistic facilities...  Sii Akhri »

”Nimaan idiin furi doonin yaanu idiin rarin”

”Nimaan idiin furi doonin yaanu idiin rarin”

- Jan 21, 2012
Dowalada Puntland ayaa  sheegtay inay ka difaceyso deegaanadeeda cid alaale cid kasta oo dulaan ku soo qaada iyadoo ugu baaqdey Somaliland in damaca iyo dhul balaarsiga joojiso. Madaxweyne ku...  Sii Akhri »

AL-SHABAAB OO LA TUMAY

AL-SHABAAB OO LA TUMAY

- Jan 21, 2012
dharbaaxooyin kulul baa saaka ku waaberiistey fadhiisimo Al-Shabaab saldhig u ahaa oo ay ku lahaayeen Caasimadda Muqdisho. Kun askari oo ay kaalmaynayaan labaatan taangi,ayaa Al-Shabaab ka qabsaday...  Sii Akhri »

Pele “Messi in uu isoo gaaro wuxuu u baahan yahay shaqo adag oo dheer waana in”

Pele “Messi in uu isoo gaaro wuxuu u baahan yahay shaqo adag oo dheer waana in”

- Jan 21, 2012
Boqorka kubada cagta aduunka ee reer Brazil Edson Arantes do Nascimento Pele ayaa ku tilmaamay in xiligan lala mid dhigo laacibka kooxda Barcelona & qaranka Argentina Lionel Messi, balse...  Sii Akhri »

Shabaab oo Dayniile lagu weeraray

Shabaab oo Dayniile lagu weeraray

- Jan 20, 2012
Ciidanka Soomaaliya oo kaashanaya ciidanka AMISOM, ayaa weerar militeri ku qaaday ciidanka al Shabaab. Boqollaal askari oo wata Taankiyo ayaa saaka hiirta waaberi lagu weeraray xarumo ay al shabaab...  Sii Akhri »

Saleebaan Xaglatoosiye: Shacabka SSC waa  ka weenyihiin in  geed barde isugu yimaadaan

Saleebaan Xaglatoosiye: Shacabka SSC waa ka weenyihiin in geed barde isugu yimaadaan

- Jan 20, 2012
Xagla Toosiye oo ah  hogaamiyaha SSC ayaa waxaa uu sheegay in Doorashadii ka dhacday    Taleex ku sheegay in uusan ahayn mid loo dhanyahay sida uu yiri” doorashadii taleex ka dhacday...  Sii Akhri »

Kenya seeks release of hostages by militia

Kenya seeks release of hostages by militia

- Jan 19, 2012
Kenya is making attempts to secure release of hostages abducted by the Somali extremist Al-Shabaab militia But Foreign Affairs Minister Moses Wetangula refused to give details of the efforts...  Sii Akhri »

Ra’iisul Wasaaraha oo Magacaabay Guddiga La Dagaalanka Musuq-maasuqa Warsaxaafadeed

Ra’iisul Wasaaraha oo Magacaabay Guddiga La Dagaalanka Musuq-maasuqa Warsaxaafadeed

- Jan 19, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib usoo magcaabay guddiga la dagaalanka musuq maasuqa ee Dawladda KMG ah ee Soomaaliya kadib warsaxaafadeed...  Sii Akhri »

Khaatimo State Oo Yeelatay Sadex Madaxweyne Lix Wasiiro ah

Khaatimo State Oo Yeelatay Sadex Madaxweyne Lix Wasiiro ah

- Jan 19, 2012
Khaatumo StateAyaa waxaa  galabta loo doortay madaxweynayaal iyo golo waziiro ah sida uu bbc_da u xaqiijiyay  Afayenka Shirkaasi  Aadan Cabdulaahi Shuuriye waxaana uu Mr: Aadan Shuriye Sheegay...  Sii Akhri »

SHIDAAL QODIDDIISU KA BILAABATAY PUNTLAND

SHIDAAL QODIDDIISU KA BILAABATAY PUNTLAND

- Jan 18, 2012
Laba ceel oo guntoodu tahay 3800 oo mitir(oo ilaa 2 mayl ah),laguna tuhunsan yahay xaddi gaaraya saddex ilaa afar bilyan oo barmiil oo saliid ah, ayaa shirkadda Afrikan Oil ee dawladda Canada...  Sii Akhri »

Ciyaaraha

Xiddigaha  kubada cagta Arizona oo isreebreebkii u bilaawday

Xiddigaha kubada cagta Arizona oo isreebreebkii u bilaawday

- Jan 22, 2012
Codkawaamo/Phoenix, Arizona, USA Xiddigaha kubada cagta Arizona ee Soomaaliyeed (Az Stars) yaa maanta kaguuleystay  SC. soundpack 7-0. waxaa goolasha furay Cabdullahi kongo laacibka khadka...  Sii Akhri »

Pele “Messi in uu isoo gaaro wuxuu u baahan yahay shaqo adag oo dheer waana in”

Pele “Messi in uu isoo gaaro wuxuu u baahan yahay shaqo adag oo dheer waana in”

- Jan 21, 2012
Boqorka kubada cagta aduunka ee reer Brazil Edson Arantes do Nascimento Pele ayaa ku tilmaamay in xiligan lala mid dhigo laacibka kooxda Barcelona & qaranka Argentina Lionel Messi, balse...  Sii Akhri »

Ciyaaryahan Kaka oo gaashaanka u daruuray wararka sheegayo in uu ku biirayo Paris Saint-Germain

Ciyaaryahan Kaka oo gaashaanka u daruuray wararka sheegayo in uu ku biirayo Paris Saint-Germain

- Jan 20, 2012
Kaka ayaa beeniyey wararka sheegayo in uu ka socdo Real Madrid bishan kadib markii uu heshiis la gaaray kooxda Paris Saint-Germain. “Run ma ahan in aan heshiis la gaaray koox kale,  Kaka ayaa...  Sii Akhri »

Thierry Henry oo raali gelin ka bixiyey isku dhacii dhex maray mid ka mid taageerayaasha kadib guuldaradii Swansea

Thierry Henry oo raali gelin ka bixiyey isku dhacii dhex maray mid ka mid taageerayaasha kadib guuldaradii Swansea

- Jan 18, 2012
Weeraryahanka Arsenal Thierry Henry lama kulmi doono wax ciqaab ah kadib markii muran carro leh ay dhex martay isaga iyo taageere ka mid ah kooxda, sida ay sheegtay The Daily Mail. Henry ayaa...  Sii Akhri »

Ciyaaryahan Van Persie oo booqasho ku tagay xafiiska ra’isal wasaaraha ingiriiska(Sawiro)

Ciyaaryahan Van Persie oo booqasho ku tagay xafiiska ra’isal wasaaraha ingiriiska(Sawiro)

- Jan 18, 2012
Kabtanka Arsenal Robin van Persie ayaa iska ilaabay guuldaradii axadii kasoo gaartay Swansea, waxa uuna booqasho ku bixiyey xafiiska ra’isal wasaaraha ingiriiska. Weeraryahanka hogaaminaya...  Sii Akhri »

Mid ka mid ah laacibiintii Manchester United oo isu soo taagey doorasho madaxweynimo

Mid ka mid ah laacibiintii Manchester United oo isu soo taagey doorasho madaxweynimo

- Jan 11, 2012
  Mid ka mid ah laacibiintii caanka aheyd ee soo martey kooxda kubada cagta Manchester United ayaa shaaca ka qaaday in uu isu soo taagayo doorasho madaxweynenimo oo la filayo inay dhacdo...  Sii Akhri »

FA Cup: Manchester rivals to clash in third round…

FA Cup: Manchester rivals to clash in third round…

- Dec 5, 2011
        Arch rivals Manchester City and Manchester United will face each other in the tie of the FA Cup third round. United will make the trip to Etihad Stadium looking to...  Sii Akhri »

Cayaar Xiiso Badan Oo Shalay Dhexmartay Az Stars Iyo Scattsdale Team

Cayaar Xiiso Badan Oo Shalay Dhexmartay Az Stars Iyo Scattsdale Team

- Dec 4, 2011
Shalay bay aheyd markay fooda isdareyn Naadiga Kubadda Cagta Somaalida Arizona, Az Stars iyo koox reer Scattsdale FC Silverback, waxayna ku soo dhamaatey 9-2. guushiina waxay raacday kooxda Somaalida...  Sii Akhri »

Real Madrid oo hogaanka spain sii adkeysatay

Real Madrid oo hogaanka spain sii adkeysatay

- Nov 29, 2011
 warar kale <CODKAWAAMO> Horyaalka wadanka Spain ee La Liga ayaa la wareegiisii 13-aad waxaana dhacay kulamo xiisno badan 26 gool ayaa la iska dhaliyey iyadoo 5 ka mid ah hal ciyaar la...  Sii Akhri »

Xidigaha kubadda cagta  AZ all stars oo kuguul dareystay

Xidigaha kubadda cagta AZ all stars oo kuguul dareystay

- Nov 27, 2011
            Phoenix, Arizona Xidigaha kubadda cagta Az All Stars oo kuguul dareystay jiiroonigii lagu qabtay magaalada Phoenix. Waxay kooxdu lakulantay laba koox...  Sii Akhri »

Hadal kii dunga ho warbaahinta caalamka waxka qoren

Hadal kii dunga ho warbaahinta caalamka waxka qoren

- Nov 18, 2011
Carlos Dunga oo yiri Andrea Pirlo waa Brazilian dhab ah ayaa waxaa maanta iska soo daba dhacay oo warbaahinta caalamku qoreen, ragga ama ciyaartoyda u ciyaara qaramadooda laakiin u eg ama shabaho...  Sii Akhri »

Scholes and Keane selected

Scholes and Keane selected

- Nov 18, 2011
Scholes and Keane selected The midfield selection for the fans’ Greatest Ever XI, as discussed on a new four-disc DVD, is certain to stir plenty of controversy. “Captain Marvel”...  Sii Akhri »

Franck Ribery

Franck Ribery

- Nov 18, 2011
Became the prosecution of French public is satisfied that the star of the French team and Bayern Munich Franck Ribery; did not know that girls fancy that fucked with it in 2009, was a minor time;,...  Sii Akhri »

Xidigaha kubada cagta Soomaalida Arizona

Xidigaha kubada cagta Soomaalida Arizona

- Nov 16, 2011
Kooxda Az All Stars waa dhalinyarta jaaliyada dagan gobalka Arizona, kooxdan waxaa la dhisay muddo laga joogo 2 bilood. Waxay kooxdu kaqeyb qaadatay Suazo tournament oo ah amateur semi professional...  Sii Akhri »

Barnaamijka Cayaaraha Oo Ah Mid Aad U Xiiso Badan Kala Soco Codkawaamo

Barnaamijka Cayaaraha Oo Ah Mid Aad U Xiiso Badan Kala Soco Codkawaamo

- Nov 9, 2011
Barnaamijka Cayaaraha ee Codkawaamo waxaa inoo qadaa dhigi doono ciyaaryahanada kala ah Sharma’arke iyo Gardaro, oo aqoon durugsan u leh barnaamijkan ee ha moogaan. Sidoo kale bahda isboortiga...  Sii Akhri »

Tacsi

Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Oo Magaalada Bosaso Lagu Diley

Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Oo Magaalada Bosaso Lagu Diley

- Dec 5, 2011
Waxaa Salaadii subax kadib agagaarka gurigiisa oo ku yaala xaafadda Biyo-Kulule lagu toogtey Sheekh kamid ahaa Culimada ugu magaca dheer uguna waaweyn gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland. Sheekhaas...  Sii Akhri »

Tacsi Iyo Duco Aanu U Direyno Reer Mohamed Cilmi

Tacsi Iyo Duco Aanu U Direyno Reer Mohamed Cilmi

- Nov 17, 2011
Anniggoo ah Mustafa Haji,waxaan marka hore tacsidan u dirayaa Macalin Mohamud Mohamed Cilmi(Baraan).oo shaleyto Aabihii ku geeriyoodey Dalka mareykanka Marxuum Mohamed Cilmi Mohamed, Waxaan Alle...  Sii Akhri »

© 2011 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS