Barnaamijka Cayaaraha ee Codkawaamo waxaa inoo qadaa dhigi doono ciyaaryahanada kala ah Sharma’arke iyo Gardaro, oo aqoon durugsan u leh barnaamijkan ee ha moogaan.
Sidoo kale bahda isboortiga meel walboo ay jooggaan waa ay u furun tahay wixii talo iyo tusaale ay kaga qeyb qaadanayaan barnaamijkan cayaaraha
Waa Gardaro iyo Sharma’arke oo idin leh (see you soon).
Sidoo kale ha mogaan cayaarihii Bariga iyo Bartamaha Africa oo sanadkan ka duwan sanadihii la soo dhaafey.
Group A: Rwanda, Ethiopia, Tanzania and Djibouti
Group B: Uganda, Burundi, Somalia and Zanzibar.
Group C: Kenya, Sudan, Malawi and Eritrea
UGANDA ayaa u muuqata iney si fudud uga soo tilaabi karto wareega kooxaha kuwa jira liiska B.
Codkawaamo
Sports Desk

Thanks for your article, “Codkawaamo.com » Barnaamijka Cayaaraha Oo Ah Mid Aad U Xiiso Badan Kala Soco Codkawaamo” … I saved it and will be back in the future to look over some of your other posts. Thanks, Tarah