Anniggoo ah Mustafa Haji,waxaan marka hore tacsidan u dirayaa Macalin Mohamud Mohamed Cilmi(Baraan).oo shaleyto Aabihii ku geeriyoodey Dalka mareykanka Marxuum Mohamed Cilmi Mohamed,
Waxaan Alle uga baryayaa marxuumku inuu ku galadeysto Janadiisa Firdowsa,Eheladii iyo qaraabadii uu ka tageyna inuu samir iyo Iimaan ka siiyo.
Marxuum Haji Mohamed Cilmi Alle Qabrigiisa ha u nuuriyo Kitaabkisana Gacanta Midigta Alle ha ka siiyo.AMIIN YA RABBI.
Wixii duco ee aad Aabe Marxuum Mohamed Cilmi aad ugu reebi kareysaan halka hoose hadduu Alle Idmi.
Mustafa Haji

ACWW Waad ku mahadsan tahay sida aad boggan ugu soo qorto qormooyin aad u qiimo badan iyo dhexdhexaad suxufinimo, Waxaan idin rajaynayaa guul waarta adiga iyo inta kula wadda howshan adag.
QURBE JOOG