Waxaa sharaf ii ah inaan halkan tahniyad ugu dirno arooska iyo aroosada. Caruusad Kaif Mohamed Yusuf and Caruus Muse Yusuf Mohamed, oo meherkoodu ka dhacay Xarunta ganacsiga dowladda Puntland ee Bosaso. Waxaa tahniyad oo kal iyo Laab ah halkan uga diraaya dhamaan familka reer Hassan Madoobe oo kala jooga dunida daafaheeda .iyo Ehelada iyo Qaraabada Caruuska iyo Caruusadda.
1- Ahmed Hassan madoobe and his wife Ubah Yusuf
2- Mohamed Hassan and his wife muhubo bulhan
3- Mohamud Hassan and his wife safiyo Mohamud
4- Mubarak Hassan
5- Abdirashiid Hassan
Hi sister Kaife and brother Muse I said, congratulations on your recent marriage, hopping you best wishes for marriege life and for your future together. I know both of youu were made for each other and now you have tied the bond of love and can look for ward to a life time of happinese together if the god say .
Annigoo ku hadlaya magaca Maareegta Codkawaamo kana faa’ideysanaya fursadaan waxaan sidoo kale tahniyad taa la mid ah u direynaa lamaanaha Keif iyo Musse inuu arooskoodu ka dhigo mid loo Aayo ubad kheyr qabana Alle kala siiyo. AMIIN ALLE hanoo aqbalo.

Waxaan halkan tahniyid uga diraayaa arooska iyo aroosada muse yusuf iyo kaif m yusuf anagoo ah reer hiirad m ali iyo reer mohamed yusuf meel kasta oo dunida ka joogaan waxaana waxaana si gaara ugu tahniyadeeynaaya abdirizak hiirad iyo xaaskiisa yurub mohamed waxaan leenahay kuwii isku waara oo ubad khayr qaba kala hela alaha ini siiyo wiil iyo gabar aamiin aamiin aamiin