Xidigaha kubadda cagta AZ all stars oo kuguul dareystay

 

 

 

 

 

 

Phoenix, Arizona

Xidigaha kubadda cagta Az All Stars oo kuguul dareystay jiiroonigii lagu qabtay magaalada Phoenix. Waxay kooxdu lakulantay laba koox oo Liberian ah, ciyaartii kowaad waxay kudhamaatay 3-1 ciyaartii labaadna waxay kudhamaatay 4-0. Isla markaana kooxda kareebtay inay ugudubto isreeb reebka iyo finaalka. Goalka qura eey kooxdu dhalisay waxaa dhaliyey weerarka Kooxda Abshir (zidane).

Waxaanu wareysaney Gudoomiyaha kooxda Sharmake S. Ali wuxuu noosheegay, inay nasiib daro ahayd guul darada kudhacday kooxda. Isla markaana goal keeper la’aan haysato kooxda ilaa haatan. Wuxuu Sharmake kudaray intaas inay koxdu ilaa haatan binji heysan ama badal tirada laacibiintuna ay aad uyartahay.

Az All Stars waxay isu diyaarineysaa dhawaan jiirooni ama tournament futsal (indoor) lagu qaban doono magaalda Phoenix markaa dhamaan waxaan kacodsaneynaa dadweynaha jaaliyadda taageero.

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS