Aaska Madaxweynihii Hore Ee Dalka Oo Gaalkacyo Ka Dhacay

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Aaska Madaxweynihii hore ee Dalka oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayadoo aaskana ay ka qeybgaleen Madaxda Sarre ee Qaranka iyo dadweyne aad u farabadan.

ayadoo aaskana ay ka qeybgaleen Madaxda Sarre ee Qaranka iyo dadweyne aad u farabadan.

1 Jawaab

  1. dirir says:

    innaa lillahi wa innaa ilayhi raajicuun , allaah ha u naxariisto c/laahi yuusuf axmad ,wuxu ahaa qaran dhan wuxuuna sabab unoqday qaranka maanta soomaaliya dugsanayso iyo maamulka puntland ,
    allaah haka amaal mariyo wanaagii uusameeyay danbigiisana hadhaafo dhamaan shacabka soomaaliya gaar ahaan eheladii iyo qaraabadi uu ka geeeriyooday-na Allaah sabir iyo iimaan haka siiyo.
    AAMIIIIIIIN AAMIIIIIIIN AAMIIIIIIIIIN

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS