Breaking News: Isku aadka Champions League oo lagu dhawaaqay

Waxaa hada lagu soo gabagabeeyey magaalada Nyon ee dalka Switzerland isku aadka kooxaha u soo gudbay wareega Quater Final-ka ama 8-da kuwaasi oo kala Barcelona, Real Madrid, AC Milan, Benfica, Chelsea, Bayern Munich & APOEL, waxaana ay isagu soo aadeen sidan.

APOEL v Real Madrid

Marseille v Bayern Munich

Benfica v Chelsea

AC Milan v Barcelona

Sidoo kale waxaa la sameeyey sida ay isku arki doonaan afarta kooxood ee u soo baxda wareega Simi Final-ka waxaana ay isku arkayaan:

Semi-final draw

Marseille/Bayern Munich v APOEL/Real Madrid

Benfica/Chelsea v AC Milan/Barcelona

Sharmakesali@gmail.com/Phoenix/الزعيم


dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS