Codkawaamo iyo dhamaan Bulshada magaalada Phoenix, ayaa tacsi u diraya qoyska iyo qaraabada madaxweynihii hore Somaaliya,

Codkawaamo iyo dhamaan Bulshada magaalada Phoenix, ayaa tacsi u diraya qoyska iyo qaraabada madaxweynihii hore Somaaliya, marxuum Cabdullahi Yusuf axmed, Alle naxariistiisa Janno ha kawaraabshee. dadweynaha Soomaaliyeed iyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ha ka wada siiyo. amiin.

Sida muuqata shicibka ku nool  gobolka Arizona  ayaa markii la soo sheegay geerida marxuum Abdullahi Yusuf Ahmed, waxay ka mideysnaa iney si kal iyo laab ah ugu duceeyaan marxuumka iyo eheladii uu ka tagay dhamaantood. ayagoo muujiyey siday uga  tiiraansan yihiin dhimashada marxuumka.

 









dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS