Madaxweynaha Greenland States of Jubba Mohamed Ibrahim iyo ku xigeenkiisa Hssan Abshir Hassan iyo Gud Baarlamaanka Shiikh Saciid waxay uga tacsiyaynayaa Geeridii ku timid Col. Abdulahi Yuusuf Ahmed dhamaan umadda Somaliyeed Gaar ahaan ehelkiisa .

Asc, Inaalillahi wa inaa Ilayhi Raajicuun.

Waxaa geeriyooday madaxweynihii hore ee somaaliya Col. Abdullahi Yuusuf oo magac iyo taariikh ku leh gayiga somaaliya, marka hore eheladii uu ka geeriyooday ayaan uga tacsiyaynayaa iyo dhamaan umadda Somaliyeed.

Shaqsi ahaan waa la kullamay asiga oo Madaxweyne Puntland ah iyo asiga oo Madxweyne Somaliyeed ah wuxuuna ka tagay taariiq aan la iloobi karin waana soo qori doonaa anigoo qayb ka qaadan doono taariikhdiisa.

Dr. Afkul

 

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS