Qudaarta Xoojisa Awooda Galmada Ee Ragga Iyo Dumarka .

 Waxaa jira cunooyin haweenka iyo ragga ka taageera xoojin iyo wanaajin dhanka rabitaanka galmada ah siiya , ha ahaadeen qudaarta fresh-ka ah iyo kuwa qalalan , waxaase muhiim ah in qofka jimicsi cayaareed sameeyo kana fogaado sigaaarka iyo waxyaabaha kale aalkolada leh.

Wax yaabaha xoojiya ayaa waxaa ka mid ah Basashada gaduudan ,tuunta ,cinab-ka iyo qudaarta soo deysa dheecaanka astragous” iyo qudaarta leh Vitamin (A)

Ogaw saliida beerka kaluunka ayaa ah muhiim oo si weyn sara ugu qaada awooda galmada ragga waxaana ku jira Capsules dabiici ah iyadoo taqaatiirta ku taliyeen in si weyn loo isticmaalo .

Dhanka haweenka ayaa lagu waramay in dareen xoogan oo galmo ay dareemaan marka ay cunaan yaanyada(Tamaato))taasi ii ah cayriin oo aaan la karin.

Sharmakesali@gmail.com/Phoenix /الزعيم

 

1 Jawaab

  1. [...] Qudaarta Xoojisa Awooda Galmada Ee Ragga Iyo Dumarka …. Number of View :1, 2012 - ujawaab [...]

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS