Alle Ha,unaxireestee Waxaa Goordhaweyd Magaalada Dubai Ee Dalka Emaratka Carabta Ku Geoodayriy Madaxweynihii Hore Ee Somalia Mudane Abdullahi Yusuf Ahmed oo baryahaanba ku xanuunsanaa magaalada dubai mudane abdullahi yusufayaa dhawaanahaanba lagu dabiibayay dalka emaratka carabta asaguu la,il darnaa xanuun xaga kalyahaa.
alle ha unaxariistee madaxweyne abdullahi yusuf waxaa uu ahaa madaxweynihii ugu horeeyay ee dawlad gobaleedka punland
Insha allah saacadaha soosocda waxaan idiin soo gudbin doonaa taariikh nololedkiisa oo dhamaystiran.

WAXAAN HALKAAN UGA TACSIYEYNAYAA EHELKII, QARAABADII, IYO UMADDA SOOMAALIYEED GESIGII, MASUULKII, MADAXWAYNIHII, CABDULAHI YUSUF.
WAXAAN RAJEEYNAYAA IN UU ILAHAY JANADA KA WARAABIYO..,