Haweenka Kama Helaan Ragga Ka Codsada Sameynta Kulanka Sariirta Ee Waxaad Sameysaa

 Ninyahoow waxaad ogataa in haweenka dhibsadaan in laga codsado ciyaarta sariirta oo si toos ah loo yiraahdo kaalay aan ku ciyaarsiiyee sidaa darteed shabakada Codkawaamo .com ayaa kuula talineysa in marnaba aadan lamaantaada ka codsan in hawada aad la gasho .

Arintaan waxa ay ka mid tahay arimaha ugu daran ee haweenka ka careysiiya , waxay haweenka jecel yihiin ninka indhaha ka kiciya ama taabasho macaan ku sameeya hadaba si toos ha ugu dalban sameynta ciyaarta .

Kaliya waxaa kugu filan in il macaan aad ku eegto oo indhaha aad ka kiciso taasina wa midda haweenka  kahelaan

Haka Xishoon dhiibashada fikirkaada , ma waxaa haboon in si toos loo weydiisto mise in la maldaho oo indhaha laga jilciyo .

 

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS