Haddii is xodxodoshada Khatumo iyo Somaliland dhabowdo ama arrimahaasi soo ifbaxaan inay rabaaan inay kulmaan ama wada hadlaan Khatumo waxay noqonaysaa sidii Af-Ku-Xuuble xerada lagaga tegey,waxayna ku dambayndoontaa Xamar iyo Nairobi oo qudha .
Haddalada kor iyo hoosba loo leeyahay ee ka imanaya labada dhinacba dhegaha iyo indhahaba waa lagu hayaa haddii arrimahaasi dhabooban inta la haysto Lascanod,Buhoodlana dalqada loo fadhiyo waxay noqondonaan Xaraan Iyo Fadare Fandhaal wada saaran. Hadalkii u yiil Dhulbahante iyo Isaaq wuxuu ahaa hadal inooma yaal intaad xuduudahayaga ku jirtaan,hadalkaasi ma cadyahay ,wixii intaa dheer waxaa la yiraahdaa dhul-isla- dhac iyo naf- la caarinimo.
Waxaase la yaableh taad eegtaaba ta kale ka darane nimanka xoreyntii lascanod ka doonay Xamar iyo Nairobi oo ilaa iyo hadda guryaha qaaliga ah ku jira ee humbaalaynaya sidii xertii Geeddi Shamo,Lascanod warqad aqoonsi uma baahna,Hay’ado wax caawiya hadda uma baahna,niman koodhadh madmadow sita uma baahna iwm. Lascanod waxay u baahantahay daacadnimo,raganimo,geesinimo iyo dab iyo baaruud, waxa aan ku leeyahay nimankaas iyaga ah shaqadii Nugaali weli way idin sugaysaa Isimada iyo kuwa kaleba,in daacadnimadii luntayna camalkiinaa sheegaya waayo meel aan gacantiina ku jirin ayaad leedihiin waan u maqanahay(markaad geel dhaqatid baa gaawaha loo soo cushaa). Who are you fooling guys???.
Ummad walbana markay arrin adagi soo wajahdo waxay ku xisaabtantaa muruqeeda iyo maalkeeda oo macnaheedu yahaywiilka dagaalami kara iyo neefka xoolaha ah,wixii kale ee dibad laga soo diraa waa taageero iyo badhitaar,haddii intaasi dabooli kari weydo Tollo’ay ayaa la yiraahdaa, haddaad taa weydana waa loo gaajooda,waa loo harradaa, waana loo dhintaa.
Haatan iyo dan wuxuu hadalku igaga egyahay Qoomaan is duleyn ,Illaahay ma dulleeyo.
By Abdirizak Dalmar.

magaca waamo yaa ii fasaxay sxb adiga oo buuraha lama dagaanka ee nugaal ka yimid baa magaca nugaal ku qarabanaya markaasad, umada dhulbahante maamul ay u dhahanyihin aad af lagadaysaa, foolxumada kaa muuqata iyo aqoon la’idi ka muqata waxay ka muuqata adoo aan aqoon u laheen waamo inaad web waamo la dhaho aad samayso micnaha waamo hadaan ku waysiiyo ma taqanid,
cajal CD ah baa kaa dhexyeeraya garan maysid cida kugu shubtay ee CD khaatumo ayaan kugu shubayna insha allah bro magacan meel iska dhig
anaa waamo ku dhashay kuna soo barbaaray waxna ku soo bartay, reer khaatumona ah walighayna ma arag dhulka ssc habeen iyo maalina naftaan u huraa, ee magacan waamo iska soo dhig inkaar qabi waa.
marka hore mahad gud page ka taleex iyo dhalin yaada ka hawl gasha pageka oo runtiiah kuwa aan ugu booqashada badnahay aadna aan uga helo maqaaladda lagu soo daabaco … lkn ;laba sualood ayaan rabaa inaad iga qancisaan … PL maxaad ku taageertaan ? khatumo maxaad ku diidan tihiin ? …. idinkoo og in pl aysanba soo hadal qaadin deegaamadan dhan horu mar iyo dhan siyaasadeed midnaba .. halka khatumo haba gaabiso oo curdan ha ahaatee ay intii ay jirtey waxyabo badan bedeshey … ? yaan la dhibsan suashayda waxan raba inaan is barbar dhigo pl iyo qolada khatumo oo aan markaas qiimeeyo kooda dantu inoogu jirto
Sxb warkaagu ma cadda!!!!! adiga laftaad ayaa u muuqda nn caqabad ku ah dadkan iyo dalkan!!! waxaan kaa codsanayaa inadan adigu noqon caqabad ama dhagax weyn oo horyaala umadda!!!. dadkan aqoonyahanada ah ee u halgama sidii ay u hirgelin lahaayeen khatumo inaad xag-xagato waa kuu dadnimo xumo, is cadee hadii tahay kuwo sandareerada u doontay garowe iyo hargaysa iyo hadii tahay qof caadi ah oo damiir leh!!! wareegaca cadaysigu macno badan ma leh sxb
horaa loo yiri muuqo magacaa hajiree waxaa nairobi iyo hamar yaal waxaytahay in lamuujiyo khaatumo inaysan aheyn pl iyo sl iyo inay horumariso deegaankeeda iyadoo dagaalamaysa.takale waxaan kayaabanahay dadka bogan iska leh ee
cuqdada dhulbante hayso sida faroole.qofkii xaq ku dagaalana waa guulesan ciyaar waa gelindanbe saaxiib.damiirlanta majeerteena waa mid laga xumaado.anigoo mj ayaa kaxun dulmiga laguhayo dhulbahante.viva pl viva khaatumo down iidoor
sxb waxaad qoraysid waa wax laga xumaado haddii aad taageersantahay abdisamad cali shire ama wax yar ee kusiiyo aad dadkagag oodhan kagasoohor jeestid mah anigaa kaaxiga ifikan ugu neceb sxb adadka aad udoodaysid markaa isbadhaqabo oo walaalahaa taageero sii waan ku aqaanaa shaqasiyaadad meesha aad joogtid
LAYAAB NIN ADUUNKA NOOLOW MAXAA ARAGTI KUULAABAN, WALAALOOW WAXAAN AHAY MAJEERTEEN, ANOO AAMIN SAN IN ALLE DHIIG IYO DHAQAN ISUGU KAAYA DARAY, AYAAN WAXAAN LA YAABNAA SIDA LOO MARIN HABAABIYAY WALAALAHAY DHULBAHANTE
wALI MA ARAGTAY QOF AAD DAWAYSAY OO KUTILAYA, QOF AAD DHAWRTAY OO KU DHALIILAYA.PUNTLAND DHUL KAAMA QABSAN, KUMA DILIN, HADANA WAXAAD KA JECESHAHAY KII KU TILAU, KU DHACAY, KU DHAXLAY ADOO NOOL, MARKA WAA WAX LAGA XISHOODO HADAAD DAMIIR LEEDAHAY IN AAD PUNTLAND WAX KASHEEGTO WAAYO WAA WALAALAHAA, 2, WAA DHULKAAGII, WAA MEESHA KALIYA OO SIDII LOO SAMEEYAY AAD KA TAHAY MADAX WAYNE KU XIGEEN, BAL FIIRI SOMALILAND AAD KA JECESHAHAY MAXAY KUSIIYEEN WALIGOOD SIDII LOO SAMEEYAY, MA MADAX WAYNAAD NOQOTAY, MA KU XIGEEN BAAD NOQOTAY, MA BAARLAMAANKA CILDHIBAANO FARABADAN LAGAA SIIYAY. WAR NIMAN YAHAY HA MAAGININA TALEEX XAQIIQDAY OG TAHAY EE IDINKAA U BAAHAN XAQIIQDA OO KII SHALAY WAX KUU DIIDAY KUNA DILAY DABA DHILIF U AH
Khaatumo, waa maamul loo dhisay in Somaliland galayrdh wax uga noqdo Puntland way fahan san tahay, odoyaasha dhul bahantana waa fahan san yihiin dhamaan tood, waxaa wax lala yaabo ah war niman yahow inta Galardh aad daba socotaan bal fiiri qalaydh bal taariikhdiisa dib u fiiri oo ah Hormoodka Khaatumo. Eithopia, Kenya, iyo Djabouti baa taageeray maxay tahay sababtu? Maxay u taageereen? waxa jira waxa weeye in la kala gooyo Somaliya ayaa la rabaa waxana la istic maalayaa waa Cali Khaliif laakiin kuwa taageersan garan mayaan. Se ogow way garan maruun taariikhdaas xasuusnow.
Xagee jiray Cali khaliif markii Xagle Toosiye Ordayay? Ma god buu kujiray? Maxay tahay Sababta Cali usaaray Xagla Toosiye War anagu manahin L:aab lakaca yaal, cali iyo wax lamidana nama duufsan karaan laakiin kuwa xaqiiqda u dhaw oo bal arimahaan dib u fiirsada. Shirka waxaa lagu bilaabay Ingiriiska, waxuu xafiiska furtay Eithopia, Wax halkaas makaaga baxeen kaliya kkkkkkkk Yaa hurda yaa u baahan in uukaco. Walaaleey dhulbahante taladiisii waxuu alle u dhiibay kuwo dana gaara leh oo sheegta in ay matalaan Allow sahal.
Sidii loo aas aasay Somaliland waxa madax da sare noqday Isaaq iyo Goda biirsay, dhulbahante waxa uu ahaa kaliya taageere, laakiin waxaa ayaan daraa in aysan lasocon intooda badan, laakiin sidii loo aas aasay Puntland Madax wayne ku xigeenka Puntland waxuu ahaa Dhulbhante, Waxaana Baarlamaka Puntland kujira rag aad ufarabadan oo dhulbahantaa.Dhamaantood waxay qab iyo qaaraan laqaab walaalo hood. Laakiin waxaan ogaanay Hadaan anahay Majeerteen in Idoor ku guulaystay hal mid, oo ah In uu isticmaalo rag dhul bahantaa oo uu isticmaalo sida ay u dhaleecan lahayeen Majeerteen oo la laa luusho taasoo aan dhulbahante intiisa badan ka dhiidhiyin, Sida war cay eh yaad amaani Isaaq, makii aabahaa dilay, Umadaadii qixiyay, Gurigaagii xoog ku qabsaday? hadana raba in uu ku dhaxlo adoo nool. Waxaan dhihi lahaa walaalahay dhul bahante nimaan kuu furi doonin yuusan kuu xirin, anaga iyo adinka alaa isla keen dhaliyay nin maamul hayana nama kala dili karo laakiin xasuusnow dhaqaale iyo daawayn ba iyo hiil iyo hooba in aysan kuula kala harin Majeerteen. Marka kan wax kuu sheegaya oo wax kugu diraya bal ciduu taageerayo kaliya fiiri. Hadalkayga waxaan ku gaba gabaynnyaa Maamul Cali hogaaminayo, oo laga saaray Xagla toosiye, oo lagu sameeyaya Ingiriiska, xafiisna looga furay Eithopia mac neheda garo labaduna raali ka yihiin? Allow walaalahay Xaqa tus
Wa nasiib daro haysta umada khatumo
waad mahadsan thihiin
waxaa aad yaab iila ah sida webkan ku hadla afka maxamud saleebaan ku ogolaaday
in wax dhaleecaynaya webkan lagu soo qoro, waxay ila tahay horumar weyn baan
gaadhnay in websideyada waqooyi bari ogolaadaan i wax dhaleecayna lagu soo qoro
oo aanay tirtirin………..waxaan meel laga buuxo ku dhigtay sharad in qoraalkaygan la tirtiri doono, waxaan dhigtay $1000 ………..
waryaaa aniga isheegta yaan hooy uahay yaa illeh su aalahaa jawaabtooda waxaan kasugayaa dadka ay qusayso mawaxaa laydaayey hororada madab iyo baaruudayaan lanoolaan iyo dhiiga dadka illaahay hooyga iigadhigay ee maatada ah kaan isirraahdo waa kuu ciidamiyay dhiiga rogobaystay buu kaamaydhay cagta naxariis darada iigu taagan buu kaa dul kicin waxuu iinoqon cadawkale han waan quustay majirto cidaan kuxisaabtamayo khalaas………………… khalaas waxaan kuxisaabtamayey waxaa ugu dan beeyey khaatumo allah………..allah magac khasaaray kadheh aniyo maatadiii tagnee alalh leenahee ciil iyo cadho waynaga dhamaatay hadaba weli janis ayaad haysataa damiir laawedoqonkaan dalkiis ahaa xagaad tegi xagaad gabaad san ?????????illayn waadigaa dan aan igalahayne allah aleh ayaan talasaartray aniga cid iiima maqna ceelna iimaqodna waa catawgii iyo calaacalkayga gunaanadka tagnay aniyo tabaryare laakiin siijoogay utaal byyyyyyyyyyyyyyyy codka laascaanood byyyyyyyyyyyy
aad ayan idin salamaya akhyaarta dhamaan , waxan halmid u shegaya dadka tageersan puntland ama ku mujinaya inay dhulbahante abaal u galeen taasi wa been cad
dhulbahante shalay markii aay abdilahi yusuf iyo j cali jamac dagalamayen wuxu tageeray cabdilahi yusuf isago ka dulayay danta puntland sidiibanay ku degtay puntland
hadaba waxa ay ahayd inay puntland 2007 difaac iyo soclin samayso yado dhulbhante kashanaysa sidii horeba ayusameyendhulbhante,, wayo dhulbahantaha Snm lasocday aadbu uyara marka la eego kan kale.,taasmay sameyn weliba ,, waxay yidhaheen arii Boowe yagaa ishaysta..IYO MAXA NAGA GALAY HADALO NOOCAS OKALE AH,,YADO MANTA DAGAL LAGUJIRANA BALASHA AAYAY HAYSTAAN ,, WELI QABIIL DHAQANKA KU DHAQMA TARIIKHDA WAKOW ,, TAARIDKHDUNA WA IS QOREYSA MARKA QOLADDIINAN PUNTLAND LEH KU XIGEN BALAGA HEYSTA IYO DHAKHTAR BAY GEYEN ,, WAA MACNAYRE AYA LAGA YIDHI,, MESHA HADANAY HUB IYO CIIDAN KEENEYN , , , NIN RAGII WUXU KU TOLSHO SHEEGTO MAHA WXASI ,, AAMUSKA U DHANTA
asc, waan idin wada salaamay, horta aniga waxaan rabaa inaan wax yar iraahdo markaan qoraaladiina arkay, dad badan waxay ku doodaayaan maxa adhulbahante khaatumo ssc u samaystay’ why hadii la sameeyo soomalai markii dawladii alle u naxariistee maxamed siyaad bare meesha ka baxday nin walba wuxuu door bidayey ayuu samaystay , aniga dhulbahante ma ihi hadan waxaan la yaabanhay dadka dhahaya maxay wax u samaysteen, aniga waxaan qabaa in ay la daaheen, hadii ay itoobiya aadan iyo hadii xamar aadan, waa kee reerka dawlad samaystay ee aan meel aadin wa akee reerka ama dawlad goboleedka aan itoobiya u tegin aan ka soo shidaal qaadanin, aniga ra,yigayga waxaan qaba mar labaad in dhulbahante in ay wax qabsadaan ay la daaheen waayo? iyaga waa reer ada aad uga yar marka loo fiiriyo iidoor iyo waxa uu dabada ku wato gudabiirsey, iyo quruumo kale, iidoor waa dad 20 sano gaal iyo muslin wax ka soo qadanayey, waxaad is w aydiisaan dadka dhahaya maxay hada u samaysteen khaatuma state ,ssc, maamul walba ama dawlad kastaaba markay cusub tahay way rabtaa wax caawiya, tan kale iyaga dhukoodii baa iidoor xoog ku haystaa caruurtoodii iyo ragoodiina xabsiyaa lagu ilaaway , markaa reer putlaan intaad caawin lahaydeen baad daacaayad ula taagan tihiin waxa ku soo duulay ma aha habar jeclo ma ah habar yoonis ma aha habar awal, waa isaaq oo dhan, iyagana wa akeligood iyo kariinka maxay ku hurayaan inay meeshii wax ka helayaan u cararaan waad w aalan tihiin iska a amusa wixii dad u xigay oo majeerteen ugu sokeeyana ishuu ka eegayaa
majeerteen dhiid laawe