Waxaa maanta meherkoodu kadhacay magaalada boosaso ee xarunta G/Bari Ahmed Ciise Xaaji Faarax iyo Idil Hassan Madoobe
hadaba waxanu leenahay lamaanaha meherkoodu kadhacay magaalada boosaaso noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela, dalkooda iyo dadkood iyo diintooda anfaca. Aamiin Aamiin Aamiin
hadaba waxaa halkan tahniyad uga diraya ehelada iyo asxaabta labada lamaane
Dhamaan qoyska reer Hassan Madoobe
Dhamaan qoyska reer Ciise Xaaji Faarax
Dhamaan qoyska reer Mohamed Yusuf Xirsi
Dhamaan qoska reer Bulxan Boqor
Dhamaan qoyska reer Maxamuud Maxamed
Dhamaan qoyska reer Siciid Xasan Sodonkunle
Dhamaan qoyska reer Ismaaciil Xaaji Ciise
Dhamaan qoyska reer Axmed Xaaji Ciise
Dhamaan qoyska reer Maxamud Xaaji Ciise
Dhamaan qoyska reer Ayuub
Dhamaan qoyska Yusuf Xaaji Maxamed
Abshiro Xaaji Maxamed
Bashiir Xaaji Ciise
Eng Cumar Sidiiq
Cumar Boqor Muuse
Cabdirashiid Boqor Muuse
Bashiir Boqor Muuse
Burhaan Boqor Muuse
Liibaan Boqor muuse
Shamis Boqor Muuse
Mustafe Maxamud Xaaji Afbalaar
Dadkaas oo kala jooga USA, UK , Australia, Scandinavia, Africa, Asia
