Haweenka Ma Biyo Baxaan Xiligga Kulanka Socdo?Xog Ayaa Laguu Hayaa.

 Marka hore waxaad ogataa in haweeney waliba aysan soo tuurin biyaha balse qaarkood ayaa sidaas ah , hadaba intee biyaahaas ka soo baxaan
Dareeraha shahwada ee ay haweenka soo tuuraan waxa ay ka soo baxaan duleelka kaadida goobta loo yaqaan taasi oo dhacda qeybta sare ee xubinta haweenka, waxa ayna usoo baxaan sida kaadida oo kale maadaama haweenka aysan laheyn kaadi heyska awoodi kara maamulida soo bixitaanka kaadida , waxaadna ogataa in tani haween waliba aysan ku dhicin.
Waa Sidee Muuqaalka Dareerahaas.

Dareerahaas uma eka sida muuqaalka kaadida marka loo eego habka isa saarka iyo urta ka soo baxeysa . waxa ayna baaritaano la sameeyay sheegayaan in biyahaas aysan kaadi aheyn kaliya ay ku jiraan wax yar oo hormone-ka kaadida ah..

Waxa ayna ka yimaadaan qanjirka loo yaqaan The Partaurethral Gland taasi oo u dhaw goobta loo yaqaan G Spot oo ah goobta raaxada waalida haweenka ka qadaan oo ay afka la qalalaan waa haddii malabyarowga meeshaas soo xanta xanteeyo.
Goormee Yimaadeen Biyahaan.

Marka ay haweenyda gaarto kacsi kii ugu sareeyay , wax aay hawenka qaar soo daayaan in yar kuwaas oo ku milma biyaha ninka uu soo daayo .

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS