Somali Association of Arizona oo soo agaasintay Xalayto Kullan balaaran oo lagu maamusayey Hiddaha Iyo Dhaqanka Somaaliya

Jaaliyadda somaalida ee Arizona(Somali Association of Arizona) ayaa xalayto xaflad si heer sare loo soo agaasimay lagu qabtay magaalada Phoenix,AZ.

Xafladdan oo lagu soo bandhigay hiddaha iyo dhaqanka suuban ee soomaali lee dahay, ayaa lagu martiqaaday martisharaf ajanabi ah. kuwaasoo aad ula fajacay masrixiyad wanaaga ay soo bandhigeen jalliyadda soomaalida ee ku dhaqan Phoenix iyo nawaaxigeeda.

Xafladan oo u jeedkeedu aheyd in dhalinta soomaalida ee ku dhaqan gobolkan  lagu dhiiro galiyo dhaqankooga, bacdamaa ay la nool yihiin qoomiyado kala dhaqan duwan.

Somali Ass. of Arizona. oo aheyd jalaaliyaddii soo abaabushay xafladdan, ayaan aheyn tii ugu horeysay ay sidan oo kale u soo abaabulaan. bal waxay sheegayn iney sanad waliba u qabtaan xaflad  sidaan oo kale ay uga soo qeyb galaan dhalinta iyo bulshada soomaalida ee halkan ku dhaqan

 

Source: SSA.

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS