Ka Tacsiyadeen geeridii ku timi Alle ha u naxariistee marxuumad Caasho Yasiin Shabiin

Waxaa shalayto magaalada Zanzibaar, Tanzania. ku geeriyootay Marxuumad Caasho Yaasiin Shabiin. marxuumadu waxaan Alle uga baryeeynaa inuu ka waraabiyo Jannatul Firdowsa. intii ay ka tagtayna samir iyo Iimaan ka siiyo.

waxaan tacsidan si gaar ah ugu dirayaa. Hooyadeed macaan,Hooyo Deeqo, Walaalkeed Abdi salaan Cismaan,reer Sharaf, iyo saygii ay ka geeriyootay Xiroow.

Mustafa Haji

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS