Maalinta beri ah oo la shaacin doono ergada ansixineysa Dastuurka & baarlamaanka

Gudiga Farsamada ergooyinka ansaxinta dastuurka cusub ee dalka ayaa sheegay in ay soo gabagabeeyeen liiska ergada islamarkaana ay soo bandhigayaan 18-ka bishan oo beri ku beegan.

Shir jaraa’id oo  uu maanta Muqdisho ku qabtay  guddoomiyaha gudiga farsamada ergooyinka ansaxineysa dastuurka iyo soo xulusta baarlamanka cusub oo uu dalka yeelanayo C/laahi Xiireey ayaa sheegay in ay meel gaba gabo ah marayaan soo gudbinta magacyada 135 ka Oday dhaqameed ayna shaacina doonaa maalinta berito ah.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa intaa ku daray in la dhameystiray qaar ka mid ah waxyaabihii leysku haystay waxa uuna carabka ku dhuftay 30-31 bishan in la soo dhameytiridoona soo xulista baarlamanka si loo gudo galo doorashada dalka ka dhaceysa.

 

 

SONNA

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS