Xafladii 1-da Luulyo oo si wanaagsan looga dabaal-degay magaalada Phoenix,AZ.

Waxaa shalayto magaalada Phoenix,Arizona. looga dabaal-degay, maalinkii Somaalida Koonfureed, ka xoroobeyn gumeystihii Talyaaniga.

Sanad guuradaasi oo ka soo wareegtay muddo 52 sanood ah. ayaad moodaa in sida looga soo qeyb galay sanadkan ay ka duwaneyd labaatankii sannoo la soo dhaafay. taasoo ay ugu wacan tahay baa la lee yahay ummaddii Soomaaliyeed oo u bislaatay waxa ay tahay dawladnimaddu, ma ahayn phoenix oo keliya balse waxaa la wadaagay soomalidda kale ee ku dhaqan daafaha adduunka oo iyaguna dhankooda muujiyey xiisaha iyo kalgacalka ay u qabaan dawladnimadda.

xafladdii shalay aka dhacday Tempe, Az dadkii ka soo qayb galay waxaa wejiyadooda laga dheehanayey qiiro waddaninimo iyagoo sitay calanka soomaaliya korna u lulayey iyagoo muujiyey sida ay u jecel yihiin dalkoodda iyo dadkaaba.

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS