Bi’ayi Danbin Qutilat, marshaale maxaa loo dilay

  1. Marshaale ayaa geeriyooday ka dib markii caawa kooxo hubaysan ay dhaawac daran ugu geystaan Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.

    Majaajilistaha caanka ah ayaa la sheegay in oogada Sare ee Jirkiisa ay haleeshay 6 xabad.

    Kooxihii dilka u geystay Majaajilistaha ayaa la sheegay inay baxsadeen goobtii markii hore ay ku dhaawaceen.

    Wararka aan ka helayno Isbitaalka Madiina ayaa sheegay in caawa meydkiisa uu yaalo isbitaalka.

    Marshaale ayaa si weyn looga yaqaanaa Dalka Soomaaliya iyo dibadiisa

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS