Tacsi ku socota eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Abdi Ali Nuur (ZIO TOM).

Waxaa magaalada Mugdisho ku geeriyooday manta Alle ha u naxariistee marxuum Abdi Ali Nuur ZIO-TOM. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ka waraabiyo jannadii Firdowza. Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna inuu samir iyo iimaan ka siiyo.

 

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS