Waxaa magaalada Mombasa, Kenya. Ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Mahamed Yusuf Haji “Madka” waxaan Alle uga baryeynaa inuu Jannatul Firdowza ka waraabsho. Eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin.
Waxaa si gaara ugu tacsiyadeenaya eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Mahomed Yusuf Haji Madka.
Mohamed Mohamud Haji Afbalaar
Suldaan Mohamed Rashiid Bulqaas
Abdirahman Mohmamud Haji Afbalaar
Abdirizak Dirir (Heeryaa)
Abdi-aziz Isma’il Sa’id Beldaaje
Mustafa Mohamud Haji Afbalaar.
Iyo dhabaam qurbo joogta reer waamo intaan warkooda hayo waxay intuba Alle uga baryayaan inuu xisaab la’aan kutubkiisa Midigta uga dhiibo. Amiin Yaa Rabi.
