Tacsiyadeyn iyo Duco, ku aadan marxuumad Abshiro Hirsi Kabriit iyo Eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay.

Waxaa magaalada Minneapolis ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuumad Abshiro Hirsi Kibriit, waxaa Alle uga baryeeynaa inuu janadiisa Firdowsa ku galadeysto intii ay ka taktay ehelo iyo qaraabana samir iyo Iimaan ka siiyo.

Waxaa tacsidan si guud u diraya dhamaan reer kismaayo inta marxuumadda yaqaan muuqaal iyo maqalba. Si gaar ahna waa reerka uga tacsiyadeenaya geeridii ku timi walaashood marxuumad Abshiro Hirsi Kibriit.

Abdi Musse Lugeey

Mustafa M. Haji Afbalaar

Ugaas Adan ugaas M. Boqoow

Abdi aziz Isma’il Sa’id Beldaaje

Ali Siciid Nac-nac

Khadijo Ahmed Warsame

 

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS