Garoowe:Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi oo soo gaaray Garoowe.

Madaxweynhihii hore ee dawladda Puntland Gen;Maxamuud Muuse Xirsi (Caddde) ayaa soo gaaray galabta magaalada Garoowe ee caasimada Puntland,wuxuuna ka soo anmba baxay magaalada Qardho oo xalay uu ku hoyday,ka dib markuu ka soo tegay magaalada Boosaso oo toddobaysii tegay uu ku sugnaa.
Markuu soo gaaray magaalada Cadde Muuse ayaa waxaa soo dhaweeyey qaar ka mid ah dadweynaha ku nool magaalada Garoowe,waxaana la filayaa inuu u sii gudbo sida wararku ay sheegayaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Cadde Muuse ayaa hore u sheegay inuu dalka ugu soo laabtay xilligan inuu xaliyo khilafaadka siyaasadeed ee ka jira Puntland,wuxuuna Boosaaso & Qardgaba kula soo kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool.

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS