Alle ha u naxariistee marxuumad Fatxo Mohamud Ciise, ayaa caawa ku geeriyootay magaalada London, waxaan Alle uga baryaynaa inuu Alle Jannadii Firdowza ka waraabsho Eheladii iyo Qaraabadii ay ka baxdayna inuu samir iyo iimaan ka siiyo. Amin.
Aniggoo ah Mustafa M. Haji Afbalaar, Waxaan si gaar ah tacsidan ugu dirayaa, Reer Mohomud Ciise iyo Reer Mohamed Jamac Calooley, khaasatan Abti Mohad Mohamud Ciise, Abdullahi Mohamed Jamac (Sharuurow) Adan Mohamed Jama, Lul Mohamed Jamac iyo dhamaan reer Mohamed jamac meel walboo ay joogaan, inuu Alle Samir iyo Imaan naga Siiyo Maamo Marxuumad Fatxo Mohamud Ciise, Qarbigana ALLE ha u qaboojiyo kitaabkeedana ALLE midigta ha ka siiyo. AMIIN.
