War deg-deg ah: Madaxweyne Obama oo madaxweyne Xasan Sheikh ku soo dhaweeyey Aqalka Cad ee Mareykanka

War goor dhaw aan ka helnay ilo ku dhaw-dhaw wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Barack Obama uu Aqalka Cad maanta ku qaabilay madaxweyne Xasan Sheekh.

Waxaa la filayaa in saacadaha soo socda Xoghayaha Arrimmaha Dibadda ee Mareykanka Hillary Clinton ay si rasmi ah u shaaciso in Dowladda Mareykanka ay siineyso aqoonsi buuxo Dowladda Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa galabta la filayaa in uu ka hadlo xaruunta  CSIS (Center for Strategic and International Studies) ee magaalada Washington.

Hiiraan Online kala soco faahfaahin dheeraad ah ee ku saabsan socdaalka Madaxweynaha

xog hol

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS