. Gaalkacyo (:- Mudane Siciid Cabdi Faarax ayaa laga qaaday xilkii Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo, waxaana xilkaasi si rasmi ah maanta loogu soo magacaabay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee degmada Gaalkacyo Mudane Axmed Cali Salaad Faarax. Gudoomiyihii hore ee Degmada Gaalkacyo Mudane Siciid Cabdi Faarax ayaa sheegay in uu wax weyn u qabtay degmada Gaalkacyo isla markaana ay shacabka Gaalkacyo xasuusan doonaan, wuxuuna sheegay in uu soo dhoweynayo xil ka qaadistiisa. Gudoomiyaha cusub ee loo soo magacaabay Degmada Gaalkacyo ayaa ah Mudane Axmed Cali Salaad Faarax oo horey usoo ahaan jiray Duqa Degmada Gaalkacyo, waana markii labaad ee loo soo magacaabo degmada Gaalkacyo. La soco wararkeena dambe wixii ka soo kordha. Deg Deg: Duqii Degmada Gaalkacyo oo xilkii laga xayuubiyay & Axmed Cali Salaad oo kusoo laabtay Degmada. Gaalkacyo (PI):- Mudane Siciid Cabdi Faarax ayaa laga qaaday xilkii Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo, waxaana xilkaasi si rasmi ah maanta loogu soo magacaabay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee degmada Gaalkacyo Mudane Axmed Cali Salaad Faarax. Gudoomiyihii hore ee Degmada Gaalkacyo Mudane Siciid Cabdi Faarax ayaa sheegay in uu wax weyn u qabtay degmada Gaalkacyo isla markaana ay shacabka Gaalkacyo xasuusan doonaan, wuxuuna sheegay in uu soo dhoweynayo xil ka qaadistiisa. Gudoomiyaha cusub ee loo soo magacaabay Degmada Gaalkacyo ayaa ah Mudane Axmed Cali Salaad Faarax oo horey usoo ahaan jiray Duqa Degmada Gaalkacyo, waana markii labaad ee loo soo magacaabo degmada Gaalkacyo. La soco wararkeena dambe wixii ka soo kordha.
