Kismaayo: Shirkii maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Gedo oo dib u dhacay

Kismaayo: Shirkii Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo ayaa maalmo dib loo dhigey, iyadoo la sheegay inuu bilaabanayo horaanta todobaadka soo socda.
Dib u dhaca shirka ayaa yimid ka dib markii ay soo daaheen Ergooyinkii Gobolka Gedo, arimo lagu sheegay diyaaradii kasoo qaadi lahayd Luuq, Doolow iyo Baladxaawo oo dhinaca Muqdisho looga cadaadiyey ineysan soo qaadin Ergooyinkaas.
Ergooyinka degmooyinka gobolka Gedo ayaa isugu yimid Magaallada Garbahaarey, halkasoo maanta shirwayne uga furmey Qaar kamid ah Saxiixayaasha Jubaland, Gudiga Farsamada iyo Waxgaradka Gobolka Gedo.
Taasoo la filayo iney dhowaam usoo dhaqaaqaan dhinaca Kismaayo marka uu shirkoodaasi u dhamaado.

dawo kismaayo

Doodii Jubboonyinka Ee Lagu Qabtay London

Shirka wadatashiga Beelaha Reer Waamo ee Nairobi Kenya

Latest News

Popular

Subscribe

© 2012 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS