Waxaa magaaalada Hargeysa shalayto ku geeriyootay Alle ha u naxariistee Marxuumad Maama Muxibo Ahmed Hirsi Boqor, Aaskeeduna ka dhacay isla magaaladaasi Hargeysa. Waxaanu Alle ugu baryaynaa inuu ka waraabsho janadii Firdowsa Kitaabkeedu gacanta midigta uga dhiibo. hareeyana maalin aan har kale jirin Alle harkii mooyee. Amiin.
Sidoo kale Annigoo ah Mustafa M. Haji Afbalaar, waxaan tacsidan si gaar ah ugu dirayaa Reer Hassan Maddoobe, Khaasatan Ahmed Hassan, Mubaarak Hassan, Abdirashiid Hassan , Mohamud Hassan Iyo Mohmad Hassan Madoobe iyo dhamaan reer Hassan Madoobe, meel walboo ay jooggaan.
waxaa tacsidan sidoo kale diraya.
Omar Boqor
Bashiir Boqor
Abdirashiir Boqor
Shamis Boqor
Omar Osman (Omar Sadiiq)
Ubah Mohamed Yusuf
Nasra Mohamed Yusuf
Ayaan Mohamed Yusuf iyo dhamaan reer Mohamed Yusuf.
Bashiir Abdi sheikh Doon
Ahmed Abdi Bille (Keyse). iyo dhamaan reer Phoenix, Arizona.
Dhamaantayada waxaan Marxuumad Mama Muxiba Ahmed Hirsi Boqor Alle uga baryeynaa inuu janadii Firdowza ku galadeysto. intii ay ka baxday ehel iyo qaraabo na samir iyo iimaan ka siiyo. Amiim Alle ha inoo aqbalo.
Mustafa Haji.
