EEOC Sues on Behalf of Nearly 200 Somali Muslims Who Claim Religious Harassment, Termination From Meatpacking Plants
Discrimination and harassment complaints from nearly 200 Somali Muslims against a meat processing corporation have caught the attention of federal employment attorneys who blasted the company in joint lawsuits from two states. Fardowsa Anshur, right, voices her anger to a fellow JBS Swift & [Sii akhriso]
Tacsi iyo Duco ka timi reer S/Africa إنا لله وإنا إليه راجعون ***
إنا لله وإنا إليه راجعون *** إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده أجل مسمّى Anagoo ah jaaliyada reer kismaayo ee ku nool Johannesburg ,S/Africa waxaan tacsi u direynaa dhamaan eheladii qarabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey marxuum [Sii akhriso]
Inaa Lilaahi Wa Innaa Ilaahi Raajicuun
Waxaa shaleyto magaalada Kismaayo ku geeriyotay Alle ha u naxariistee Marxuumad Faadumo Muse Isxaaq (Ahmed Kafi Khalif Kaarshe Hooyadii). waxaan dhamaantayo Alle uga baryeynaa Marxuumada inuu ka waraabsho Janadiisa Fardowsa.samir iyo Iimaana ka siiyo dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii ay ka [Sii akhriso]
Italian Ambassador to Somali accused of visa fraud?
Mogadishu(Alshahid)- The Italian Ambassador to the Transitional Federal Government of Somalia, Stefano Dejak has been accused by a section of the media of selling visas to Somalis wishing to migrate to Europe through Italy, Mareeg online reports on Thursday. Fadumo Hussein, an elderly Somali [Sii akhriso]
Alshabab oo somalia kasaaray 3kaniisadood
Diakonia meeting was also treated to some drumming and dance by the Burundi drummers. Kadib markii ay Alshabab kasoo saartay koonfurta somalia inay isaga baxaan 3hay’adood, sababna ay uga dhigeen in ay fidinayaan diinta kiristaanka, ayey waxay bilaabeen in ay wax ka ogaadaan suxufiyeenta [Sii akhriso]
UN return to Somalia
NAIROBI, Aug 8 – The United Nations and foreign missions and organisations will move back inside Somalia within two months after an absence of more than 17 years, a senior U.N. official said on Sunday. Most embassies, foreign charitable organisations and the United Nations itself have been [Sii akhriso]
Dagaalkii Faroole oo ay soo foodsaartay fashil.iyo Gabay waano ah oo faroole loo tiriyey.
wararka soo gaaraya codkawaamo ayaa cadeynaya in ciidamo badan….. “Dalku waa dal khayraadka yaal deeqo aadmiga’e Darkase lama wadaagine bahdaa baa duxdii cunaye Dulmi niman tirsanyoo wax badan samir ku daadduumay Dibindaabyo inaad ugu dartaa ma aha dawgaayee” ……oo [Sii akhriso]
Dagaalkii Gal-gala ee u dhaxeeyey Sh.Atam iyo Puntland oo bilowdey
Dagaalkan oo la filayey inuu qarxidoono goor waliba kadib markuu madaxweyne Faroole jimcihii la soo dhafey ku dhawaaqey inuu maamulkiisu dagaal la gali doono kooxda uu hogaamiyo Sh. Atam. ayaa wuxuu haatan si toos ah uga socdaa jiida hore ee dagaalka. durbadiina waxaa la xaqiijinayaa khasaare soo [Sii akhriso]
Somali leader: Ohio women raised insurgent funds
COLUMBUS, Ohio — A handful of Somali women in Columbus who raised money door-to-door for health care aid in their native country were questioned in a case that tied the money to terrorists, a leader of a local Somali community group said Thursday. The women presented donors with sad stories of [Sii akhriso]
Somali girls have fashion show sewn up
Sahro Noor, 11, carefully guided her fabric through a humming sewing machine Monday. Instructor Kristy Ouellette watched. “Perfect. I think you’ve got it,” Ouellette said as the girl kept her eyes on her soon-to-be skirt. “Make sure you take out your pins,” Ouellette coached. [Sii akhriso]
Wife of Kampala bomb suspect tells of his arrest
More than 20 police officers wearing hoods ransacked her home in Kawangware at about 1.30am. They then handcuffed and blindfolded her husband before driving off with him. The man they took away in connection to the July 11 bombing in Uganda last month was Mr Idris Magondu, 42. He was arrested [Sii akhriso]
Waa in Soomaaliya aan qabsanaa, ‘Gumeysanaa’ oo Konton sanno xukunaa
Wixii ka dambeeyay qaraxyaddii mataanaha ahaa ee lagu bartilmaameedsaday laba maqayaadood oo lagu daawanayay ciyaarihii kama dambeysta (Final) magaaladda caasimadda u ah Uganda ee Kampala waxaa soo baxayay caro iyo naceyb loo qaaday guud ahaan Soomaalida iyadoo sidoo kalana qab qabasho lagu [Sii akhriso]
Maxaa ka jira in uu Mareykanka rabo in uu la hadlo Al Shabaab
Dadka fikiradan qaba, waa dad ka quustay dowlada Soomaaliya. Waxay qabaan in ay dowladu dhimatay, jiiditaankeeduna uu ka qarash yar yahay in wadanka loo dhaafo Al Shabaab ama lala heshiiyo Al Shabaab. Johnnie Carson oo ah xoghayaha Mareykanka ee Afrika ayaa la weydiiyay in ay jiraan qorshayaal [Sii akhriso]
Surrender to al-Shabaab may be first step to victory for Somalia
The government has no authority and exists only in embassies and summit rooms out of the country By Daniel Howden Whatever its failings the transitional government in Mogadishu has to be preferable to an absolute takeover of Somalia by the radical Islamists of al-Shabaab. This has been the red [Sii akhriso]
US, NATO Allies Prepare New Invasion Of Somalia
One of the main missions of AFRICOM is create, train and deploy regional military forces to further U.S. and general Western objectives in Africa, the world’s second most populous continent. Somalia is the first test case. http://globalresearch.ca/index.php?context=va&aid=20365 [Sii akhriso]
Sidee loogu diyaar garowaa Ramadaanka
Sheikh Mohamud Abdi Wali (Phoenix)ayaa ku qadaa dhigi doona qoraalkan u diyaar garowga qofka muslimka ah bisha barakeysan ee ramadaan. Marka kowaad waan in aan qalbiga kaniyeysanaa in bishii soon soo gashay maxaayeelay nabigu waxuu yiri “Innamal acmaalu biniyaat” Markalabaad waa in [Sii akhriso]
Siilaanyow Ninba Ceesaantii Ceelkeen! Riyaale wuxuu xilka kuugu dhiibay Somaliland not SNM! Bal’ eeg wasiiradda iskuwada tuulada kasoo jeeda! oh aaway aqoontii abtiyaashay!
Golaha Wasiirrada ee uu ku dhawaaqay madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo oo ka kooban 20 wasiir iyo 6 wasiir ku xigeen ayaa 15 wasiir iyo 4 wasiir-ku-xigeen ka mid ahi ay isku beel qudha oo ka mid ah beelaha Somaliland ay ka soo jeedaan,iyadoo 6 wasiir ay ka soo jeedaan beesha Sacad [Sii akhriso]
Minneapolis man charged with chasing, threatening to kill Somali man
A 63-year-old Minneapolis man faces a terroristic threats charge after allegedly chasing a Somali man and threatening to kill him on Minneapolis’ West Bank area on Monday night. George L. Thompson was drunk and carrying two loaded firearms at the time of the incident near Cedar Avenue and [Sii akhriso]
Gaadiid iyo Ciidankii Bariga Sanaag oo u Galay Puntland
Qaar ka mid ah ciidanka Somaliland ee fadhigoodu yahay degaannada Bariga Sanaag (Dhahar) oo watey Shan baabuur oo isugu jira afar baabuurta yaryar (Teknikada) iyo hal baabuur weyn (Xammuul) ayaa waxay u goosteen dhinaca maammul-goboleedka Puntland, halkaas oo sida wararka aannu degaannadaas ka [Sii akhriso]
Court dilutes Arizona migrant law
Key parts of a controversial new immigration law in the US state of Arizona have been blocked by the federal court. The law will still take effect as scheduled on Thursday, but parts of the legislation have been suspended, including a provision that requires police officers to determine the [Sii akhriso]
Saudi Arabia Urged To Stop Deporting Somali Immigrants
The United Nations, Somalia government officials and some top Somali rights groups called on the authorities of Saudi Arabia to halt the deportation of illegal Somali immigrants from its territory, reports MISNA. Based on estimates of the UN Refugee Agency (UNHCR), in the month of July almost [Sii akhriso]
.Ethiopian Government Plans to Sign Peace Deal With Ogaden Rebels Tomorrow
Ethiopia’s government will sign a peace deal with the United Western Somali Liberation Front, a rebel organization that has been fighting for independence in the ethnic Somali region in the east of the country. The accord will be signed tomorrow in the capital, Addis Ababa, the Communication [Sii akhriso]
What to do about Somalia?
The recent, horrific bombings in Uganda, carried out by the Somali jihadist group Al-Shabaab, on its own admission, should draw attention to the regional threat to East Africa emanating from Somalia. The group declared in February 2010 that the “jihad of the Horn of Africa must be combined [Sii akhriso]
Yuusuf Indhacadde Oo Sheegay Inuu La Dagaalamaayo Ciidamada Itoobiyaanka Hadii Ay Yimaadan Soomaaliya
Wasiiru dowlihii hore ee Wasaarada Gaashandhiga Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Yuusuf Siyaad Indhacadde oo maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho ka dib markii uu kasoo kicitimay magaaladda Nairobi ayaa sheegay inuu la dagaalami doono Ciidamada Itoobiyaanka hadii dib ugu soo noqdaan dalka [Sii akhriso]
Alshabaab oo ku diirsan doonta dhalinta Puntland laga soo masaafuriyey
Waxaan shaki ku jirin ‘qeeli yeertaa qoleysan uga darin” Dowlada Puntland waxey dadaal xooggan u gashey iney dibadda soo dhigto cid Alla iyo cidey u aqoonsato inuu ka soo jeedo gobolada konfureed ee Soomaaliya iyaggoo uga gol leh inaan loogu soo gabban kana baqaya khatar kaga timaada [Sii akhriso]
Madaxweyne Sh.Shariif malaga yabaa inuu iska dhiibo dalka Talyaaniga
Runtii waa macquul iney kuu cuntami weydo arintan balse Somalidu waxey tiraahdaa akhyaar waxeysan foofsan baa u soo hoyda. Madaxweyne Shariif waxaad moodaa iney noqon weyday siduu ka filayey dadkii reer muqdisho oo aheyd iney gogol guduudan u dhigaan, Asxaabtii uu ka tirsanaan jirey sal [Sii akhriso]
Askar lagu dilay magaalada Boosaaso
Labadan askari oo lagu kala dilay bartamaha magaalada Boosaaso ayaa waxay ka tirsanayeen ciidamo howlgalo raaf ah ka waday magaaladaasi. Dilkaasi ayaa waxaa la sheegayaa inay geysteen rag hubeysan oo aan la ogeyn cidda ay ka tirsan yihiin iyo sababta dilka ku soo beegay xiligan. ay maalintii [Sii akhriso]
Go’aano ay beesha Warsangeli ka soo saartey arinta Galgala
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay July 18, 2010 ka dhacay magaala madaxda gobolka Heylaan ee Dhahar shir ay isugu yimaadeen dhamaan cusqaasha iyo waxgaradka gobollada Haylaan iyo Galbeedka Bari, waxaana laga wada hadlay xaalada deegaanka oo ay ugu horeyso arinta beryahanba ka taagnayd deegaanka [Sii akhriso]
Ku maa u igmadey Mr.Gaandi mashruuca nabadeynta jubbooyinka iyo Gedo?
Laga soo bilaabo maalinkey burburtey dowladii Siyaad Barre sanadii 1991- kii, kolba kooxdii magaalada Kismaayo qabsata waxey ku riyoon jirtey iney maalin un arkaan iyagoo halkaasi ka yagleelay maamul ay sutida u hayaan oo loogu magacdaro Maamul goboleedka Jubbadaland. Balse waxaad moodaa [Sii akhriso]
Arizona has Changed Negatively
Phoenix, Arizona is also known as the valley of the sun with more than three hundred days of sunshine yearly. Its out door activities, and exquisite landscape gives it great tourist appeal and its population consists of many with different ethnic backgrounds. Phoenix is a primary resort [Sii akhriso]
Allaa yarxam Siyaad Barre
Waxaan cisho dhoweyto ka daawadey Tv-ga Universal dood ku dhexmartey Abdi Xoosh iyo qalooyin kale. oo ku saabsaneyd 50 guuradii ka soo wareegtay xoriyad qaadashadii Soomaaliya. Inkastoo aysan si hufan u qaadaa dhigin farqiga u dhaxeyey maalinkaasi iyo maalinka maanta ah marka laga Eego dhanka [Sii akhriso]
Al-Shabaab Oo Sheegatay Qaraxyadii Ka Dhacay Magaaladda Kampala
Xarakadda Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda labo qarax oo habeenimadii xalay ka dhacay magaaladda Kampala ee caasimada dalka Uganda,kaas oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac badan. Afhayeenka Xarakadda Al-Shabaab Sheikh Cali Dheere oo maanta Shir Jiraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho [Sii akhriso]
Sh Sudaysi oo dalbaday in Fatwada laga joojiyo Cubaykaan iyo Caadil AlKalbaani, iyo Cubaykaan oo jaahil ku tilmaamay sh Sudaysi
Khilaaf diineed ayaa ka soo if baxay dalka “Sucuudiga” ka dib khudbadii Jumcada ee uu Sh Sudeys ka Akhriyey Xaramka Makkah asaga oo dalbaday in Fatwada laga xiro oo laga joojiyo dad uu ku tilmaamay in ay ismoodeen Culimo kuwaas oo ka baxay dariiqii Jamhuurta umadda iyo Jamaacadeedaba. Sh [Sii akhriso]
Saudi clerics battle over adult-breastfeeding, music fatwas
RIYADH: One cleric`s endorsement of breastfeeding for grown men and another`s saying music is not un-Islamic have opened up a pitched battle in Saudi Arabia over who can issue fatwas, or Islamic religious edicts. Hardline and progressive religious scholars, judges and clerics have taken the fight [Sii akhriso]
Masjidkii Isbahaysiga Islamka mawaxaa Lagu Badalay Mawlaca Isbahaysiga IGAD!!?
shacuub walba oo islam ah waxay leeyihiin Masajid Jaamaca oo inta badan kasoo qayb galaan madaxda markaas hogaanka xukunka haysa , xataa haddii ay madaxdaasi yihiin kuwa cilmaaniya oo aan shareeca islam ku hogaamin, si ay umadooda u tusaan inay dad islaam ah yihiin wax kasta oo culimada umadaasi [Sii akhriso]

