Tacsi Tiiraanyo leh

June 20, 2010 by admin
Filed under: posts 

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay June 20.2010  ku geeriyooday magaalada Kismayo  Alle ha  u naxariistee marxuum Sheekh Mohamed Abdi Farah ( Sheekh Sharaf ).
Waxaan Eebe uga baryeynaa marxuumka inuu ka waraabiyo Janadii Firdowsa . Amin.
Waxaan sidoo kale si gaara ugu tacsiyadeynayaa dhamaan qaraabadii iyo eheladii uu ka tagey marxuumka khaasatan . Dhamaan Reer Sharaf  iyo Abdisalaam Osman .

Mustafa Haji

Comments

Tell me what you're thinking...
and oh, if you want a pic to show with your comment, go get a gravatar!

You must be logged in to post a comment.