SSC MA ARGAGIXISAA MISE WAA MU-JAAHIDIIN.

June 25, 2010 by admin
Filed under: posts 

Sidaan la wada socono ururka la magac baxdey SSC.waxaa ka maqan dhulkoodii ama deegaankoodii sida Laas Caanood.cid kalena duulaan ineyan ku aheyn bay goor iyo ayaanba ku dhawaaqaan.

Kol hadey sidaa tahay waxaa la orankaraa waa dad xuquuqdoodii ka maqneyd u hal gamayo weeye,sidoo kale waxaa ayaan daro ah in kooxda SNM-ta waqooyi oo hadda u xuubsiibtey maamulka Somaliland.iney maanta ku eedeyaan SSC iney yihiin koox argagixiso ah sida uu ku dhawaaqey wasiirkooda arimaha gudaha Mr.Ducaale. waxaa sidoo kale xusud mudan SNM-tu iney ku hadaaqi jireyn in la xasuuqey oo la dulmiyey balse waxaa cadaadey iney dulmi doon yihiin waayo iyagii baa dulmi ku heyso deegaanada ay degan yihiin  mujaahidiinta SSC.waxeyna ku tilmaamayaan Argagixiso,sow wax lala yaabo ma ahan?

Garaad Mohamed Saleh Abdi aw Cilmi.
Sweden.

Comments

Tell me what you're thinking...
and oh, if you want a pic to show with your comment, go get a gravatar!

You must be logged in to post a comment.