Home » Maqaallo

KHATUMO OO CIDDAD BAXII DHAAFTAY, MA CAYAARAY KU JIRTAA MISE CASHARAY DHIGAYSAA, YAA KALA CADAYN KARA

- May 8, 2012
Kulanti  wanaagsan dhammaantiin,maanta waxaan rabaa inaan ka hadlo 4 qodob si kooban. 1-      Khatumo oo ciddad baxday 2-      Fallaagada yar ee boqorka xaska u galay 3-      Kooxaha diidan ansixint dastuurka qabyada ah ee Federaalka 4-      Daba-shabeelinta Somaliland.  1-      Khatumo waxay hadda jirtaa  4 bilood + ,  Sida diinteena suubani  inoo sheegtay waxay tiri... 

Haweenka Ma Biyo Baxaan Xiligga Kulanka Socdo?Xog Ayaa Laguu Hayaa.

- May 6, 2012
 Marka hore waxaad ogataa in haweeney waliba aysan soo tuurin biyaha balse qaarkood ayaa sidaas ah , hadaba intee biyaahaas ka soo baxaan Dareeraha shahwada ee ay haweenka soo tuuraan waxa ay ka soo baxaan duleelka kaadida goobta loo yaqaan taasi oo dhacda qeybta sare ee xubinta haweenka, waxa ayna usoo baxaan sida kaadida oo kale maadaama haweenka aysan laheyn kaadi heyska awoodi kara maamulida soo... 

The Somali Association of Arizona and Somali Bantu Development Community leaders has participated in a Community Appreciation event

- Apr 26, 2012
The Somali Association of Arizona and Somali Bantu Development Community leaders has participated in a Community Appreciation event that was hosted by the IRC -International Rescue Coomittee in Phoenix, Arizona in which both agencies has discussed their desire and interest in establishing mutual collaborations and support for each other. With the newly diversified elected board members of the Somali... 

Tahniyad Meher ka dhacay Magaalada Boosaso

- Apr 21, 2012
Waxaa maanta  meherkoodu kadhacay magaalada boosaso  ee xarunta G/Bari  Ahmed Ciise Xaaji Faarax iyo  Idil Hassan Madoobe hadaba waxanu leenahay lamaanaha meherkoodu kadhacay magaalada boosaaso  noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela, dalkooda iyo dadkood iyo diintooda anfaca. Aamiin Aamiin Aamiin hadaba waxaa halkan tahniyad uga diraya   ehelada iyo asxaabta labada lamaane Dhamaan... 

Raaxada ma aha dherarka bahalka waxeyna kujirtaa adkaantiisa

- Apr 20, 2012
 Rag badan ayaa sheegta geed yari waxey u maleyaan in aysan naag qancin karin marka xaqiiida taasi ma aha Malabyarooga raga ma ahan dheraado ame gaabnaado shaqo kuma laha raaxada galmada waxeyna muhiimsan kaliya inuu aad u kaco oo aadkaado.   sida lo ogyahe dumarka farjigooda o dhan raaxada ma wada dareemo kaliya 8sentimitir ayaa dareema leh wixii 8 ka koreeyo wax kama daremaan marka laga reebo... 

Galmada Badan OO U Fiican Haweenka, Waxa Ay Xubintooda U Tahay Antibiotic.

- Apr 20, 2012
Baaritaano ayaa sheegaya in galmada badan ay si weyn ugu wanaagsan tahay haweenka iyadoo tani ay door weyn ka qaadato sidii xubinta haweenka uga ilaalin lahaayeen jeermisyada yar ee Microbes and parasites kuwaasi oo wax yeeleeya xubinta haweenka . Qubarada ku xeel dheer xanuunada ku dhaca xubinta haweenka ayaa sheegaya in galamada badan ay door wax ku ool ah ka qaadato oo ay xubinta haweenka u tahay... 

Is xodxodoshada khatumo iyo somaliland xeerkee dhigaya

- Apr 13, 2012
Haddii is xodxodoshada Khatumo iyo Somaliland dhabowdo ama arrimahaasi soo ifbaxaan inay rabaaan inay kulmaan ama wada hadlaan Khatumo waxay noqonaysaa sidii Af-Ku-Xuuble xerada lagaga tegey,waxayna ku dambayndoontaa Xamar iyo Nairobi oo qudha . Haddalada kor iyo hoosba loo leeyahay ee ka imanaya labada dhinacba dhegaha iyo indhahaba waa lagu hayaa haddii arrimahaasi dhabooban inta la haysto Lascanod,Buhoodlana... 

Haweenka Kama Helaan Ragga Ka Codsada Sameynta Kulanka Sariirta Ee Waxaad Sameysaa

- Apr 2, 2012
 Ninyahoow waxaad ogataa in haweenka dhibsadaan in laga codsado ciyaarta sariirta oo si toos ah loo yiraahdo kaalay aan ku ciyaarsiiyee sidaa darteed shabakada Codkawaamo .com ayaa kuula talineysa in marnaba aadan lamaantaada ka codsan in hawada aad la gasho . Arintaan waxa ay ka mid tahay arimaha ugu daran ee haweenka ka careysiiya , waxay haweenka jecel yihiin ninka indhaha ka kiciya ama taabasho... 

Dib u dhiska adeega duulimaadyada ee dalka Soomaaliya (Sawiro)

- Mar 30, 2012
Khamiis, Maarso 29, 2012 (HOL) – Ibraahim Abiikar Nuur iyo Axmed Climi Guure oo ka mid ahaa duuliyayaashii Somali Airlines ayaa booqday dugsigii ay ka qalanjibiyeen muddo soddon sanno ka hor. Dugsigaas oo lagu tababaro duuliyayaasha sharikadda Lufthansa laguna magacaabo Lufthanse Airline Training Center ayaa wuxuu ku yaalaa magaalada Phoenix ee dalka Mareykanka. Madaxa dugsiga Matthias Kippenberg... 

Habeenkii Waan Daalanahay, Subixiina Waan Deg-deg sanahay Dadow Ma Dowbaa?

- Mar 28, 2012
Akhristoow, Qurbihii loo soo hayaamay  waxaa lagala kulmay howl, waxaan maqli jiray  “akhayaar waxaysan foofsan baa u soo hoyda’, dalalkan  dalkii somaaliya ka shiddo badan sidaan filayo,   waa marka horee shaqooyinkii la qaban jiray waa ay ka la dhifnayeen  kuwan, waxaa intaa dheer saacadaha ugu badan ee la shaqeeyaana  waxay ku koobnaayeen 8:00 Subaxnimo ilaa 12:30 Duhurkii, haddaysan... 

Dr.Abdi-Aziz Maxaay iyo Habeenkii Phoenix,Arizona.

- Mar 26, 2012
 Somcare, oo ah hay’ad samafal,Alle dartiina u kaalmeeya dan yarta Somaaliyeed meel walboo ay joogaan, ayaa Mudane Abdi-aziz Maxaay, oo ah madaxa xaruntan gargaarka ku yimi safar gaaban gobalka Arizona,magaalada Phoenix. Mudane Dr.Maxaay, oo naftiisa iyo maalkiisa inta badan ku bixiyey xanuunka inuu la qeybsado dhalaanka somaaliyeed ee tabaaleysan ayaa misana aanan ka daalin inuu ku joogteeyo... 

Minnesota/USA: Shirkii Jaaliydda Waamo ee North America

- Mar 18, 2012
Waxaa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota USA.  waxaa ku qabsoomay shir laba maalmood qaatay oo looga arrinsanayey  arrimaha Deegaanka Waamo. Sharkani waxaa ka soo qayb galay Gudiyo ka kala yimid gobolada Mareekanka iyo Canada. Dood dheer iyo falanqayn badan iyo waliba xiriiryo badan oo ay la sameeyey Jaaliyaddaha ku kala nool Eurobe, Austrelia, iyo Wadamada Qaliijka ,Bariga Africa iyo guud... 

Qudaarta Xoojisa Awooda Galmada Ee Ragga Iyo Dumarka .

- Mar 17, 2012
 Waxaa jira cunooyin haweenka iyo ragga ka taageera xoojin iyo wanaajin dhanka rabitaanka galmada ah siiya , ha ahaadeen qudaarta fresh-ka ah iyo kuwa qalalan , waxaase muhiim ah in qofka jimicsi cayaareed sameeyo kana fogaado sigaaarka iyo waxyaabaha kale aalkolada leh. Wax yaabaha xoojiya ayaa waxaa ka mid ah Basashada gaduudan ,tuunta ,cinab-ka iyo qudaarta soo deysa dheecaanka astragous” iyo... 

Koobka Jaaliyadaha Soomaalida Mareykanka (Ohio)

- Mar 12, 2012
  codkawaamo/Columbus-Ohio Waxaa bisha Abril 6, 2012 magaalada columbus kabilaaban doona koobka Jaaliyadaha Soomaalida waqooyiga mareykanka. Waa sanad guuradii 12 ee koobkan laqaban doono, waxaana kasoo qeyb geli doona 16 kooxood oo dhalinyarta Soomalida kunool Mareykanka iyo Canada. Gudoomiye Bashir Gelle siduu noogu waramay, ” tartankan kubada cagta waxaa sanad walba isugu yimaada dhalinyarta... 

Qaylo japantii Somaliland oo kaam la odhanwaayey

- Mar 6, 2012
Kulanti wanaagsan dhammaantiin,qaylo Japantii Somaliland oo dibbad iyo gudaba cid iibsata la waayey Noqotayna hadda quus ama mid hoos loo dhigo mararka lagu sheekaysanayo Mukhaayadaha iyo meheradaha. Aan idiin ka waramo fashilaaddii ugu waynayd ee ka dhacday shirkii Feb23 ee London,ayaa u dhacday sidatan: Mr Silaanyo oo qalbigiisa iyo quluubtiisaba ay ka buuxday waa shirkii Somaliland lagu aqoonsan... 

Soomaalida Islii Ku Nool Diintana Isku Khilaafsan, Maxay Keeni Kartaa?

- Mar 5, 2012
Wax weliba oo dunida guudkeeda saaran waxay yeelan karaan hab-dhaqan nololeed iyo muuqaal la dareemi karo oo xarakaat leh oo qaab-ahaan inta loo kuurgalo ayaa sidey u yihiin loo tacbiirin karaa, sidaa-awgeed, Soomaalida Nairobi ku nool khaasatan degmada Islii ayaa lagu sheegaa dad shaqaysta oo ganacsiga ku hormarsan oo diinta barashadeeda iyo wacyi-gelinteedana ku fiican, balse marka loo kuur-galo... 

Nigerian President’s role in Somalia

- Feb 27, 2012
  PRESIDENT Goodluck Jonathan travelled out of Nigeria recently. He went to take care of one of his children in London. And that is because Nigerian presidents have always had more than one nation to cater for. A caring father would have more than one child on his hands anyway, not to mention one with enough financial muscles, and one with more than enough armed forces to spare. So when David ... 

Sirta ku jirta Barbarooniga & faa’idadiisa dhanka Cayaaraha sariirta

- Feb 24, 2012
 Barbarooniga waxa uu ka mid yahay khudaarta inta badan dadka ay aadka u jecelyihiin gaar ahaan Soomaalida aad bay u isticmaashaa xiliyada ay karsanayaan cunada. balse kuma baraarugsano in wax badan uu kusoo kordhiyo jirka aadmiga gaar ahaan ragga iyo Dumarka. Ragga inta badan xiliyada ay socoto ciyaarta sariirta waxa ay u kala baxaan kuwa ku daaha ciyaarta iyo kuwa wareega hore ku hara waxaana la... 

Halkan ka Iibso Turkish Airways

- Feb 23, 2012
   Madooneysaa inaad u dhoofto dalkii Hooyo   Flight Planning Availability Price Passenger Details Payment     Review your flight details     Legend: e = electronic ticket, USD = U.S. Dollar, ‘-’ indicates flight is sold out or not applicable   Los Angeles to Mogadishu       Flight 1 Wednesday, March 07, 2012   Departure: 17:45 Los... 

Habkaan Waxaa Laga Qaadaa Raaxo Waali Ah !Talooyin Ku Aadan Sida Ugu Macaan..

- Feb 21, 2012
Habkaan Waxaa Laga Qaadaa Raaxo Waali Ah !Talooyin Ku Aadan Sida Ugu Macaan.Ceeb ma ah in labada lamaane ay is weydiiyaan qaabka midka kale uu raaxada ku helayo , hadaba hadii aad dooneyso in aad heshaan raaxo macaan habkaan raaca. Ninyahoow marka hore weydii lamaantaada sida ay dooneyso in aad ugu raaxeyso iyo koobaha kacsiga ay ka daremeyso , gabaryaheey adna sidoo kale ayaa laga rabaa. Niyahoow... 

Xaqiiqda wargeeysyada iyo iclaamka soomaaliyeed

- Feb 19, 2012
Dalka iyo dibbadaba waxay dadweynaha soomaaliyeed leeyihiin wargeeysyo iyo saxaafad shacabka soomaaliyeed wax kadhageeystaan ama akhristaan. waxaa kamid ah idaacadaha, websiteyada iyo taleefishano, warbaahinta iyo saxaafadahaas kala duwan dadweynaha soomaliyeed ayeey wajahaan dhaqankooda, kana baahi bixiyaan qofka soomaaliyeed ee raadinaya ama doonaya inuu ogaado dhacdooyinka wadanka dhaxdiisa iyo... 

Somalia: No Great Expectations

- Feb 19, 2012
After two decades of political mayhem, Somalis and more perspicacious foreign diplomats are intensely sceptical about high-level conferences. Many approach the London Conference on Somalia on 23 February with muted hopes of any political advance and say that its most important contribution will be to raise the profile of Somalia’s internal political and social crisis, plagued by intermittent... 

How Phoenix celebrated Arizona’s statehood in 1912

- Feb 16, 2012
The day dawned bright and clear, another in a string of beautiful days. But this was not just another day. Decorations fluttered in a light winter breeze along Washington Street on this special Valentine’s Day, but the patriotic theme moved Cupid to the shadows. Anticipation built throughout the chilly Wednesday morning, temperatures rising slowly with the excitement. Everyone could feel it... 

Somalia: The London Conference – An Act of False Generosity?

- Feb 13, 2012
On 23 February senior representatives from over 40 governments and multilateral organizations will come together in London. The aim is to deliver a new international approach to Somalia, but the jury is out on whether the conference will break the colonial mindset that has dominated approaches to Somalia. The Somali state has become an object of charity after two decades of political crisis; multiple... 

Somalia: Shabaab-Qaeda Link a Weakness, Says Kenyan Defence Minister

- Feb 12, 2012
The move by al-Shabaab to join ranks with al-Qaeda will attract more international support to efforts to crush the militants, the military has said. Kenya Defence Forces spokesman Colonel Cyrus Oguna said al-Shabaab’s merger with al-Qaeda had opened the way for other international players involved in the fight against terrorism to take part in the war against al-Shabaab. He also said the merger... 

Is Somalia’s Roadmap too big to fail?

- Feb 8, 2012
The Roadmap facilitated the opportunity of hosting a Somali-owned conference in Mogadishu and Garowe for the first time in Somalia’s post-civil war history; the first Consultative Meeting on ending the transition was held in Mogadishu from September 4-6, 2011, followed by Garowe conference in which was held from 21-23 December, 2011. The process of the roadmap is spelled out in a first grade level... 

“SSC” Is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together

- Jan 25, 2012
Like many nations in Africa, Somalia has endured the legacy of the foreign expedition of greed throughout the continent. After the Berlin Conference 1884, Western European powers sought to divide Somaliland — one of the most homogeneous regions of Africa — into British Somaliland, French Somaliland, Italian Somaliland, Ethiopian Somaliland (the Ogaden), and the Northern Frontier District... 

Jaaliyadda Soomaalida ee Gobalka Arizona oo yeeshay kulan looga hadlay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii lasoo dhaafay (SAWIRRO)

- Jan 23, 2012
     Isniin, January 23, 2012(HOL): Munaasabad si weyn loo soo agaasimay, laguna maamuusayey waxyaabihii sanadkii la soo dhaafay u qabsoomay Jaaliyadda Soomaalida ee Gobalka Arizona ee Wadanka Mareykanka (Somali American United Council of Arizona), ayaa xalay lagu qabtay magaalo madaxda Gobolkaasi, Phoenix. Xafladdan oo ay ka soo qeyb galeen Ururrada dowliga  ah ee deegaanka iyo kuwa bulshada... 

Guurkii Boy/Girl Friend, Aragnayee Face Buugow Maxaad Noqon?

- Jan 23, 2012
Guurkii somaali la haan jirtay waxay isugu jireen noocyo kala duwan, waxaa ka mid ahaa:- Dhabar garaac, Masaafeysi, Doon, Heerin, Siin iyo wixii la mida. Waxaad moodaa mudooyinkii dambee magaalooyinka la soo camiray, intii hore waxaa ku soo biiray,Saaxiib(Friend) Oo sida qaalibka ah Odayga reerka ama Islaantuba aad ayey ugu adkeyd iney ku dhiiradaan bixinta,wiilka ama gabadha ay dhaleen haddii  laga... 

Xiddigaha kubada cagta Arizona oo isreebreebkii u bilaawday

- Jan 22, 2012
Codkawaamo/Phoenix, Arizona, USA Xiddigaha kubada cagta Arizona ee Soomaaliyeed (Az Stars) yaa maanta kaguuleystay  SC. soundpack 7-0. waxaa goolasha furay Cabdullahi kongo laacibka khadka (difaaca) iyo bartamaha 1 gool, Faarah(weerar) 1 gool, Axmed yow (weerar) 1 gool Xassan timodheere(bartamaha) 1 gool, iyo kaabtanka kooxda Mahad( difaaca) oo 3 gool kukhatimay. Guushan waxay kooxda xiddigaha Az... 

AL-SHABAAB OO LA TUMAY

- Jan 21, 2012
dharbaaxooyin kulul baa saaka ku waaberiistey fadhiisimo Al-Shabaab saldhig u ahaa oo ay ku lahaayeen Caasimadda Muqdisho. Kun askari oo ay kaalmaynayaan labaatan taangi,ayaa Al-Shabaab ka qabsaday saddex saldhig,sidaa waxa sheegay sarkaal sare oo amniga ah. Ciidammada Kenya iyo Itoobiya laftoodu dhowaan dhul ayey ka qaadeen Al-Shabaab. Koox Al-qaacida xiriir la leh ayaa weli gacanta ku haysa dhul... 

Dadka reer Kuwait oo geed miroodka cambaha Soomaaliya u bedeshay dhuxull lashito

- Jan 20, 2012
Geed miroodka cambaha oo ka mid ah  Thimaarta dalkeena sida xad dhaafka loogu isticmaalo islamarkaana manaafacaad badan u leh bulshada  ayna ka buuxaan Vitamin ayaa   mudaayinka danbe  shaqaalaha dhuxusha  geedaha ka jara waxay ku bilaabeen  olole  xoogan oo jaris ah, iyagoo u isticmaalaya dhuxul kaddibna dibedda u dhoofinaya. Jarista geedkan manfaca u leh bulshada Soomaaliyeed ayaa waxa ay... 

Kenya: Intervening in Somalia – Risky Business With No End in Sight

- Jan 18, 2012
Military intervention in Somalia, whether unilateral, multilateral or under the auspices of some supranational body, has never achieved its aims nor led to long term peace let alone political and social harmony. In fact such interventions have achieved the opposite of their intentions – leading to civil strife, warlordism and further state collapse.   Current operations conducted by the African... 

Madaxweynaha PL oo furey ceelkii ugu horeyey ee shidaal

- Jan 16, 2012
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole ayaa maanta 16 Jan, 2012 si rasmi ah ugu dhawaaqey shidaal qodis in laga bilaabo deegaanada Puntland kadib markii uu ka qaybgalay xaflad si caalami ah loo soo maamuley oo loogu talagalay furitaanka mashruuca shidaal qodista Puntland kana dhacdey dooxada Dharoor ee gobolka Bari. Madaxweynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Musse... 

Shirka Khaatumo2 Nabad Ama Colaad

- Jan 12, 2012
Shirka khaatumo2 ee ka  furmay magaala taariikheedka taleex ayaa waxaa looga dhawaaqay maamul goboleed, hadaba maxaa laga filan karaa in maamulkan ku soo kordhiyo deegaanada looga dhawaaqay . deegaanada looga dhawaaqay maamulkan ayaa ahaa mid ay laka sheegan jireen labada maamul ee soomaaliland iyo puntland . Waxay tani u horseedi kartaa dadwaynaha  ku dhaqan goboladda ssc  nabad iyo horumar ay... 

Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Uu Prof.Warfaa,Siiyey Wariye Abdirahman N.Dirie.

- Jan 7, 2012
Halkan ka dhageyso wareysigii Prof. Warfaa, uu kaga hadlayey arimo badan. Wareysigan waxaa qaaday Wariye Abdirahman Nuur Dirie. Fadlan riix halka hoose. Wareysi aan la yeelanay Prof Axmed Muumin Warfaa.  Read More »

Xaflad Lugu Taageerayey Shirkii Garoowe,Iyo Baaq Nabadeed Ku Wajahan Puntland

- Dec 27, 2011
Shir balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda Puntland ee ku dhaqan magaalada Phoenix,Arizona. ayaa xalay lagu qabtay hudheelka Delhi Palace,waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida:- Isimo,Aqoonyahano,Waxgarad iyo dhalin. Prof.Mohamed Ali Abuukar  oo halkaasi ka hadlay ayaa aad ugu nuux nuuxsaday ahmiyadda ay leedahay in la helo Amni iyo nabadgelyo. asaggoo shacabka Somaaliyeed meel... 

Madhibaan, Midgaan, Tumaal Maxay Soomaali Ugeysteen?

- Dec 22, 2011
Midgaan, Madhibaan, Tumaal iyo kuwa kale oo fara badan, waa qabiilo  Soomaaliyeed miyiga iyo magaalooyinka dalkeena daga.Waxay qabiilada kale uga duwan yihiin, dhowr arimood, waxaa kamid ah: 1. Waa qabiilo, qabiilo kale la daga. 2. Waa qabiilo badidood kali isguursada, dadkale aan guursan, ama aan loo ogaleyn. 3. Waa qabiilo awood iyo xoog dadna aan usheegan. 4. Waa qabiilo dagaaladii sokeeye dadna ... 

What Somalis Have Been Learn The Absences Of Functioning Government?

- Dec 18, 2011
There is a saying “Bad Government better than None.” Since Somalia had no functioning government for 21 years.It is fair to argue we learned some thing about it.! Because if you go to school for one day without doubt at least will learn a word. So how about more than two decades of empirical learning. Now, we need to emphasize the advantages and disadvantages of this topic,while starting... 

Danwadaagaha G6,Iyo Somaliland Oo Jacaylkii Dadka, Dhiig Ku Bedeshay Mala Dabri Karaa

- Dec 15, 2011
Aan ku bilowno samir iyo iimaan Illaahay haka siiyo eheladii iyo qoysaskii labadi marxuun,kuwa dhaawacmayna Illaahay ha ka kiciyo. Reer Taleex waxaan ugu baaqaynaa ama ku baraarujinaynaa inay qaataan dariiqa nabadda,gacal is naca gunnimo ka weyni ma jirto,waa inay ka digtonaadaan degdegga iyo caadifadda danaha Danwadaagaha sii daadihinaysa ,oo ay labada dhinacba u xakamaysnadaan talada iyo dhexdhexaadinta... 

The End of Somali Al-Shabaab Era

- Dec 11, 2011
When the civil war broke out in Somalia after the collapse of the central goverment 1991 the whole structure of the Somali essence had broken down. Thus, civil society divided into tribes and each supported their worldlord unanimously. Actually, there is a reason why every tribe supported their warlord because they fear to become slave and subservient to other tribes in case they were defeated in the... 

Heedadowga Iyo Humbaaleynta G6, Maxaa Hoos Yaal

- Nov 29, 2011
Haddii aan rabno inaan runta iska waraabino, waxaa hubaal ah in nin waliba qancayo sida ugu wanaagsan, haddiise aan been isku haasaawino murunka iyo khilaafkuba waa sii badanayaan. Hadalku gun buu leeyahay aan hoos u dhaadhacno, horta shirku wuxuu ahaa in lagu qabto Laascaanood, arinta Laascaanood sidaas ayey ku soo afjarmi laheyd. Nimanka G6 iyo xubnaha ay dirsadeenba kama hadlaan arimaha Laascaanood,... 

Maxaa keenay Kenya Dalkeena?

- Nov 27, 2011
  Dowlada Kenya ayaa weerar kusoo qaaday bishii 18kii oktoobar, ilaa haatan ciidanka kenya iyo Alshabaab dagaal xoog leh isagama hor iman. Shariif ”Afkoryo” arintaas wuu cambaareeyay, barlamaankuna sidoo kale. Wxaase isweydiin leh maxaa xiligan Kenya carigga Somaaliyeed keenay? sidaad ula socotaan Kolal hore ooy dawladu kacodsatay Kenya ciidan weey diiday, African Union ka ayaa ayaguna... 

Soomaaliyeey Maxay Carab noo qabatay?

- Nov 23, 2011
Xukuumadii hantiwadaaga waxay Soomaaliya kudartay jaamacada carabta,1974kii. Siyaasad iyo caqli farbadan ayaa kujirtay taladaas, waayo ree galbeedku nama caawin jirin, ruushkuna dantiisa ayuu nagu ilaashanayey. markaa waxay waagaas oo wadaniyada iyo Soomaalinimadu qiimo weyn lahayd, isugu biyo shubtay inaan  carab wax uraadsano.             Wax tar iyo wanaag, hiil,... 

Laba Daran Mid dooro

- Nov 22, 2011
Qalbi qooqan iyo qooro aan wax tarin qaadoow adaa leh  Macdan qubatay hawshoo laqaban qaadoow adaa leh. Erayadan waxaa iskale janaddii eebe hakawaraabshee Abshir Bacadle. Kolkaad aad ufiiriso waxaay erayadu muujinayaan xikmad iyo fiiro dheer, iyo dhibaato dhalinyarada Soomaaliyed kuwajahan, ilaa haatan xal aan looheyn. Dhibaatada dhalinyartaeena maanta heysata waxaa nooga horeeyey oo saameysay mujtamaca... 

ONLF Run iyo Xaq Mise Been iyo Faataadhug?

- Nov 17, 2011
Qadiyada Ogadenia iyo Onlf waa mid ilaa xili dheer soo socotay, ilaa haatan wax xal siyaasadeed lama hayo. Dad aad ufara badan oo Soomaali ah ayey aafeysaa dhibaatada kataagan degaanadaas.Cisho walba dad baa kudhinta kuwana ku dhaawacma, badida dadkaas waa shacabka Soomaalida kunool carigaas. Hadaba waxaa isweeydiin leh Onlf iyo dagaalkeeda ma xaq iyo waajib ayuu nagu yahay mise waa qadiyad aan... 

Taleex Ma Ka Badbaadi kartaa Haddimada Sokeeye

- Nov 17, 2011
Taleex ayaa waxaa soo wajahdey xaalad adag oo ku saabsan murugga siyaasadda Dhulbahante.Maanta Taleex waxey afka u saaran tahay iney noqoto magaaladii lagu qeybsadey hilbaha Dhulbahante ama lagu kala guro lafaha qoysaska Dhulbahante Taleex waxey nasiib u heshay in labo jeer dibadda lagaga soo duulo A- Shirkii Barlin ka dhacey sanadkii 1886 kii, ee reer Yurub ku qeybsanayeen Africa, kabacdina noqotay... 

My Concept About Zoo

- Nov 11, 2011
I want always helping people and animals rights; therefore, recent days my mind focuses on the animals in the zoo, where I realized that the animals seem unhappy and narrow live, due to un freedom and boring lives until they die. Because, since my life, I was seeing many kinds of wild animals living as a culturally untouchable condition in the forest of the East Africa especially, Waamo Region Environment,... 
© 2011 Codkawaamo.com - All rights reserved. · RSS