Home » Special
Hayadda Cilmibaarista Afbalaar Orphanage & Animal Advocator oo Baaq ka soo saartay fashilkii ku yimi wada hadalkii Kismaayo
Fashilkii ku yimi wada hadaladii u socoday labada dhinac ee Dowladda Faderalka iyo Maamulka Ku Meelgaarka Kismaayo kuna saabsanaa maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, ayaa walaac iyo jahwareer ku abuuray shacabka soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ku nool deegaanadaasi.
Hay’adda cilmi baarista ee Afbalaar Orphanage & Animal Advocator, oo aad ugu dhuun doloosha arimaha ka socday...
