Home » Warar
Kismaayo:Qaabkii ergooyinka loo qeybsaday oo hordhac ah
axaa Noo gaadhay qaabkii Beeluhu uqeybsadeen ergooyinka sadaxda gobol waana sidan:-
Absame iyo Adeerkood: 116 ergo
Beesha Sade : 80 ergo
Beesha Harti :23 ergo
BEESHA LELKASE 8 ERGO
AFARTAAN Beelood waa naloo xaqiijiyay
Beelaha Sheekhaash,Biyamaal,Digil iyo mirifle,Garre,Gaaljecel iyo Cowrmaleh ayaan tiradooda kasoo daabici doonaa hadii Alle idmo.
Waxaa xusid mudan...
Sarkaal ka tirsan wasaaradda Amniga Puntland oo Gaalkacayo lagu diley
Alle ha naxariiste rag hubeysan ayaa salaadii maqrib ee caawa ka dib magaalada Galkacayo ku diley Col.Axmed Maxamed Axmed (Dhega-wayne) oo ahaa isku duwaha wasaarada amniga Puntland ee gobolka Mudug.
Warka ayaa sheegaya in Marxuumka xilliga la dilayey uu ka soo baxay masjid ku yaala Xaafadda Garsoor,raga dilka gaystay oo aan la aqoon ayaa baxsday dilka ka dib
Marxuum Dhega-wayne ayaa ka tirsanaan...
